Thursday, May 9, 2024

Dowladda Somalia oo heshiis hoose la gashay Madaxweynaha Jubbaland

Dowladda Somaila ayaa heshiis hoose la gashay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), kadib wadahadal muddo dheer labada dhinac uga socday magaalada...

Burundi oo War cusub ka soo saartay ciidamada ka jooga Somalia

Burundi ayaa ku hanjabtay inay la bixi doonto dhammaan ciidamada shanta kun ee ka jooga Soomalia, haddii Midowga Afrika uu ku adkeysto kunka ciidammada...

Ciidamo Boolis cusub oo bilaabay iney la Wareegaan amniga Muqdisho (Sawirro)

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciidamo cusub oo boolis ah ku wareejiyey saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Ciidamadan ayaa ayaa ka qeyb qaadanaya...

Dad Soomaali ah oo xalay dil iyo dhaawac loogu geystay degaanka Foslors

Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Ganacsato Soomaali ah dil iyo dhaawac ugu geystay gudaha dalkaas, iyagoo intaasi ka dib goobta ka baxsaday. Weerarkan ayaa...

Madaxweynaha Kenya oo Guddi u saaray Khilaafka Dowladiisa kala dhaxeeya Somalia

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa xiligan waxaa ka dhax aloosan khilaaf siyaasadeed oo aad u xoogan, waxaana laga cabsi qabaa in khilaafka uu meel...

Dowlada Kenya oo Cunaqabateyn ugu Hanjabtay Dowlada Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa si cad u sheegtay in aysan Soomaaliya marnaba gacanta u galin doonin xitaa qeyb yar oo ka mid ah dhulka ay...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre: Aan u Midowno Dawladnimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta soo xiray shir waynaha soo bandhigidda iyo xaqiijinta hannaanka dhab-u-heshiinta qaran, ayaa...

War Murtiyeed :Shirweynaha Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta iyo ergooyinkii shirka ka soo qaybgalay, waxay si wayn u soo dhaweynayaan Soo-bandhigidda iyo Xaqiijinta xogta Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran (HDQ)...

Amaro lagu soo rogay Gaadiidka isticmaala Wadooyinka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa laga mamnuucay in ay maraan gaadiidka aan laheyd sumada ama taarikada, waxaana dadka aan gaadiidkoodu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs