Tuesday, May 7, 2024

Waare oo dowlada Somalia ugu baaqay iney Itoobiya kala hadasho arrin Muhiim ah

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federaalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabeelle oo inta badan la...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Masuuliyiin katirsan dowlada Imaaraadka (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rugta gancsiga...

Gudoomiye kuxigeen cusub oo loo magacaabay Degmada Dayniile (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa lagu kala qaaday xilka Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada ee...

Xal laga gaaray Geedi Socodka Kulamada Golaha Shacabka iyo sida Warbaahinta laga yeelayo

Gudoonka Golaha shacabka Soomaaliya iyo guddi Xildhibaano ah ayaa kulamo gaar ah ka yeeshay sidii xal looga gaari lahaa xiisadii ka dhalatay in Warbaahinta...

Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax gaari hoosta looga soo xiray uu ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Garaashka...

Halkan ka Akhriso : Habka iyo Hanaanka ugu haboon ee loo xasilin karo Muqdisho

Ugu horayn aan ku bilaabo magaca ilaahay, waayo wax walba waxa ugu horeeya magaca ilaahay in la adeegsado maadaama aynu nahay ummad islaam ah,...

Maxaa ka dhalan kara Siyaasadeynta Amniga Muqdisho iyo Wasiireynta Xildhibaanada ?

Kalfadhiga 5 aad ee Barlamaanka Federaalka oo furmay laba Asbuuc ka hor ayaa ku guul dareystay in uu waajibaadkiisa u guto si caadi ah...

Taliska Booliiska oo beeniyay War lagu baahiyay Warbaahinta iyo Baraha bulshada

Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa lagu baahiyay in shaqada laga joojiyay gaadiidka gurmadka deg dega ee Aamin Ambulance , kadib amar la sheegay in uu...

Agaasimihii Wasaarada Gaashaandhiga oo Shaqada laga joojiyay (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Wasaarada Gaashaandhiga Sonkor Jaamac Geyre. Shaqo ka...

Hogaanka Ururka ONLF oo eedeymo u jeediyey Xukuumada Itoobiya

Madaxda Ururka ONLF ayaa sheegay inay dhul ballaaran oo ku yaalla Gobolka Soomaalida ku soo arkeen dhibaatooyin xoogan oo haysta dadka deegaanka. Waxyaabihii ay ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs