Tuesday, May 7, 2024

Madaxweyne Al Bashiir oo la sheegay in uu is casilay iyo Dabaal degyo socda

Sida ay ku warantay Wakaalada Wararka ee reuters Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa aqbalay in uu xilka ka dego, kadib markii Milatariga...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada dalka Sudan iyo Milatariga oo go’aano adag soo saaraya

Ciidamada Milatariga dalka Sudan ayaa awood saakay u adeegsanaya in uu xilka baneeyo Madaxweyne Al Sayid Cumar Xasan Al Bashiir oo mudo 30-sano ah...

Milatariga Sudan oo xabsiga dhigay Masuuliyiin katirsanaa Dowlada uu hogaamiyo Al Bashiir

Dalka Sudan gaar ahaan magaalada Caasimada ee Khartuum waxaa xiligan ka taagan xaalad cakirnaan ah, waxaana xarumaha muhiimka ah ee dowlada la wareegay ciidamada...

Wararkii Ugu Dambeeyay Milatariga Sudan oo la wareegay xarunta Tv-ga iyo Raadiyaha iyo Afgambi…

Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan ayaa sheegaya in saakay ciidamo katirsan milatariga dalkaasi la wareegeen Xarunta raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka...

Mareykanka oo Isbuuc kadib dib u bilaabay duqeymaha ka dhanka ah Al Shabaab

Dowlada Mareykanka ayaa dib usoo celisay duqeymaha ay diyaaradahoda aan duuliyaha laheyn ka fuliyaan gudaha Soomaaliya gaar ahaan deegaanada ay maamulaan dagaalyahanada Al Shabaab. War...

(Akhriso) Duqa Muqdisho oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM & AMISOM ee Somalia

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee...

Marwo Keria Ibrahim oo ogolaatay iney booqasho ku timaado Somalia (Daawo Sawirro)

Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa lagu soo gebagebeyeey magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar, waxaana ka qeyb galay Wafdi heer sare ah...

Ciidanka Amniga oo soo qabtay, Miinooyin, Bastoolado & Bambooyin (Daawo Sawirro)

Ciidanka Amniga ayaa howlgal ay ka fuliyeen degaanka Ceelasha Biyaha  ku soo qabtay caawa nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale, NISA ayaa sheegtay in...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiiro cusub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ee lagu kala magacaabo...

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Baarlamaanada DF & afar dowlad goboleed (Sawirro)

Shirka Baarlamaanada dowlada Federaalka iyo afar Maamul goboleed oo ka dhacay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gebagebeeyey, iyadoo War-murtiyeed ka kooban...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs