Monday, April 29, 2024

Galmudug oon Aqoonsan doonin Natiijada kasoo baxda shirka ka furmay Garawe

Waxaa shalay magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ka furmay shirka Golayaasha Xeer-dejinta Dowladda Federaalka iyo Dowladda Goboleedyada dalka, waxaana shirkan aan lagu casuumin...

Akhriso :10- Su’aal oo adag oo Ra’isul Wasaare Kheyre lagu weediinayo Mareykanka

Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo magaaladda Washington uga qayb galaya shir maaliyadda iyo deyn cafiska Soomaaliya ku saabsan ayaa laga doonayaa in...

Xildhibaan Warbixin ka qoray sida Muuse Suudi ku yeeshay dhulka dowlada ku heesato (Akhriso)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa dhawaan soo saaray wareegto uu ku amrayay in laga guuro dhulka xerada...

Xayawaan laga daad gureeyay magaalo dadkeeda Go’doon ku jiraan !! (Daawo Sawirada)

Xayawaan badan oo ku xareesnaa keyn kutaala magaalada Gaza ee dhulka Falastiin ayaa halkaasi laga daad gureeyay, waxaana xayawaankaasi loo qaaday Keyn kale oo...

Askar Mareykan ah oo lagu dilay Qarax iyo Masuuliyada weerarkaasi oo la sheegtay

Qarax xoogan ayaa lala eegtay ciidamo Mareykan ah oo ku sugan dalka Afgaanistaan, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo...

Ciidamada amaanka oo Baaritaano kawada Xaafadaha Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo baaritaano ah kawada qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho oo looga shakisan yahay in ay joogaan xubno katirsan Al...

Ilhaan Cumar oo ka jawaabtay hadal uu mar kale ku weeraray Madaxweyne Trump

Madaxweynaha Maraykanka Trump ayaa xalay saqdii dhexe boggiisa Tweetarka ku qoray 'hadal jeejees ah' oo uu ula jeedo Ilhaan Cumar oo iyana markii dambe...

Fiqi: ” Ma ahan wax la aqbali karo in la karaamo tiro Xildhibaan Muuse...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan baarlamanka Somalia kana mid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowlada ayaa booqday xarunta Senator Muuse Suudi Yalaxow ee muranku...

Ing. Yariisow: “Hogaamiye kooxeed kasta oo hantida Qaranka boobay maalin baa sharciga la horkeenayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in maaliney ahaataba lala xisaabtami doono hogaamiye kooxeed kasta oo dad...

Dagaalo culus oo ka socda Tripoli & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 32 qof ayaa ku geeriyooday, 50 kalena way ku dhaawacmeen dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Libya iyo kuwa Jeneralka isku dayaya inuu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs