Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo...

Wasiirka arrimaha gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadii ka taagneyd Dhuusomareeb ee u dhaxeysay Dowlada...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay Madasha TICAD

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Nabadda iyo Xasilloonida Geeska Afrika ee qeybta ka ah fadhiyada Madasha Iskaashiga waddamada...

Shaqo joojin mar kale lagu sameeyay Cabdullaahi Xayir Ducaale (Akhriso Digreeto)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdullaahi Cali Xasan ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Wasaarada Ganacsiga Cabdullaahi Xayir Ducaale. Shaqo...

Dowlada oo Amar kusoo rogtay diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada Kismaayo

Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xiisadii ka taagneyd Dhuuso Mareeb iyo Xal horu dhac ah oo...

Magaalada Dhuusomareeb waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeyay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Ahlu Sunna ee horey u maamulayay...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Madaxweynaha Oramada Itoobiya (Daawo Sawiirro)

Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka qayb galay kulan casho sharaf ah oo uu u...

Ciidamo howlgal dagaal u baxay oo Muqdisho laga sagootiyay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa xerada tababarka ciidamada ee Gen. Goordan booqasho sagootin iyo dardaaran ah ugu tegay...

Madaxweyne Deni oo Addis Ababa kula kula kulmay Cabdi-weli Gaas & xubno kale

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay hadimo sharafeed qado sharaf ah oo uu u sameeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya...

Golaha amaanka ee QM oo diiday dalab ka yimid Kenya iyo dowlada Somalia oo...

Golaha amaanka ee QM ayaa ku gacan seyray dalab ka yimid dowlada Kenya oo ahaa in Al-Shabaab lagu daro liiska argagaxisada caalamiga ah ee...

Boqorada Ingiriiska Queen Elizabeth oo gaartay go’aan muran badan dhaliyey

Boqoradda Britain, Queen Elizabeth ayaa aqbashay qorshaha Ra’iisul Wasaaraha Britain, boris Johnson uu ku codsay in howl-gab laga dhigo baarlamaanka. Qoraal ah oo kasoo baxay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs