Friday, April 26, 2024

Dal caan ah oo bilaabay inuu soo saaro Khamri loogu magac daray Somalia (Sawirro)

Khamri loogu magac daray Somalia ayaa lagu arkay suuqyada dalka Shiinaha kaasoo caadi looga iibinayo dadka isticmaala. Khamrigan oo ay ku dul qoran tahay Somalia...

Yaa iska leh dayuurada aan duuliyaha laheyn ee Milateriga Iran ay soo rideen?

Wakaaladda wararka ee IRNA oo soo xiganaysa saraakiisha Iran ayaa faafisay in Milateriga Iran ayaa soo rideen dayuurad kuwa aan duuliyaha lahayn ah oo...

Madaxweyne Deni oo abaal-marino gudoonsiiyey ciyaartoy ku guuleystay tartan (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta soo xiray tartanka Orodka gaaban ee Gobolada Puntland oo lagu qabtay magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland, Tartanka...

Muxuu Raisul Wasaaraha Soomaaliya ku soo arkay degmada Berdaale? (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo...

Dalal joojiyey lo’da laga soo dhoofiyo dalka K/Afrika & sababta ka dambeysa

Xukuumada Zimbabwe ayaa noqotay dowladii 3aad ee ka mamnuucday hilbaha xoolaha looga soo dhoofiyo dalka Koonfur Afrika kadib markii xanuuno laga helay. War kasoo baxay...

Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Berdaale

Ra'iisul wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre ayaa goor dhaweyd gaaray degmada Berdaale ee gobolka Bay halkaas oo ka mid ahy degaanada daadadku ku rogmadeen...

Habraaca Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lasoo saaray

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo saaray habraaca doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Puntland, waxa ayna guddigan soo bandhigeen sharuudaha laga rabo musharaxiinta kursigan...

Puntland oo si adag uga hadashay Ciidamo la sheegay in dowlada ka qoraneyso Mudug

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo baxayay warar sheegayay in dowlada federaalka Soomaaliya ciidamo cusub ka qoraneyso Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga magalaada Gaalkacyo iyo...

Sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunna iyo Ciidamo uu watay oo ku biiray ciidanka...

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in sargaal sare oo katirsanaa maamulka Ahlu Sunna iyo ciidamo uu watay ay ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs