Habraaca Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo lasoo saaray

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa soo saaray habraaca doorashada Gudoomiyaha Baarlamanaka Puntland, waxa ayna guddigan soo bandhigeen sharuudaha laga rabo musharaxiinta kursigan ku tartameysa.

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey guddiga shaaciyeen in la qabanayo maalinta khamiista oo taariikhda ay ku beegan tahay 14-ka bisha Nuvomber, waxaana diiwaan galinta musharaxiinta bilaabaneysaa 11-ka bishan.

Halkan ka Akhriso Habraaca Doorashada ee lasoo saaray

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -