Tuesday, April 30, 2024

Xog cusub oo laga helay Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase) oo dil ku xukuman

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa nin shalay ay maxkamadda milatariga ee Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah, isagoo lagu helay inuu ka tirsan...

RW Khayre oo xaliyey Khilaaf ka taagnaa soo xulida Xildhibaanada Galmudug (Sawirro)

Kulan ka dhacay galabta Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo afjaray khilaaf ka taagnaa soo xulista qaar ka mid ah Xildhibaanada cusub...

Golaha Wasiirada Sacuudiga oo War ka soo saaray qaraxii lagu hoobtay ee Ex-control

Golaha Wasiiradda Boqortooda Sacuudiga oo kulan ku yeeshay magaalada Jeddah ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay magaalada Muqdisho 28kii...

Fiqi oo wax lala yaabo ku tilmaamay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta DF

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa dhaliilay qoraal maanta ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Somalia oo ku socday Hay'adaha Bisha...

Ciidamo katirsan Birmadka Madaxtooyada Puntland oo dhoolo tus sameeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Puntland oo muddo 5 Bilood ah tababar...

Dowlada Soomaaliya oo si weyn uga xumaatay War kasoo baxay Hay’adaha ICRC iyo SRCS

War saxaafadeed kasoo baxay dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu cadeeyay in dowlada ay ka xun tahay war ay qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooyee kasoo...

Hogaanka Ahlu Sunna oo Shuruudo adag hor dhigay Kheyre iyo Wararkii U Dambeeyay

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa kulamo la qaatay Hogaanka Ahlu Sunna si xal looga gaaro muranka...

Maxkamad maanta lasoo taagay Siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xireen Ciidamada Puntland

Waxaa maanta maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida maamulka Puntland lasoo taagay siyaasi iyo Odayaal dhawaan ay xabsiga dhigeen ciidamada amaanka maamulka Puntland. Siyaasiga...

Taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar oo xilka laga qaaday iyo taliye cusub oo la...

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xilka laga qaaday taliyihii Xabsiga Dhaxe ee Xamar Jeneraal Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile oo dhawaan shaqo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs