Masjid Weyn oo kuyaala dalka Kenya oo la bur buriyay iyo caro xoogan oo...

Amar kasoo baxay Waaxda tareenada ee dalka Kenya ayaa lagu bur buriyay masjid weyn iyo dhismayaal kale oo kuyaala deegaanka Kiboi oo dhaca gobolka...

Ciidamadii Ahlu Sunna oo saakay la warteegay Degmo ciidamada Dowlada gacanta ku hayeen

Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroor hore degmadaasi la wareegeen ciidamadii hore ee kooxda Ahlu Sunna Waljameeca...

Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday guriga Janaraal Mahad Cabdiraxmaan

Waxaa xalay weerar bambaano loo adeegsaday lagu qaaday guri kuyaala magaalada Baydhabo , waxaana gurigan la sheegay in uu leeyahay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya...

Machadka Damaj Islamic Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed

Bushaaro Bushaaro, dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada Diinta Islaamka iyo Quraanka Kariim lagu war galinayaa in Machadka Damaj Islamic Online oo horey looga...

Dowlada Sudan oo Digniin adag hawada u marisay Dowlada Itoobiya xili xiisad u dhaxeyso

Dowlada Sudan ayaa soo saartay digniin adag oo la xariira in Dowlada Itoobiya ay buuxiso mashruuceeda biya xireenka Wabiga Niil , waxa ayna Dowlada...

Ciidamada AMISOM oo dad shacab isku qoys ah ku dilay Gobolka Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada AMISOM madaafiic ku garaaceen deegaano hoostaga Janaale oo dad shacab...

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer federaal oo War cusub soo saaray

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer federaal ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay natiijo la’aantii uu ku soo  dhamaaday shirkii madaxda Soomaalida Dhuusamareeb. War...

(Sawirro) Muuse Biixi oo sameeyey arrin uu kaga dayday Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qaaday talaabo dad badan ay ku sifeeyeen inuu kaga dayday madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada federaalka...

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)

Qarax ayaa goor dhow oo fiidnimadii ah ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska mashquulka badan ee Km-4 sida wararku nagu soo gaarayaan. Miino la...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs