Machadka Damaj Islamic Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo Joogta Soomaaliyeed

Bushaaro Bushaaro, dhamaan dadka Soomaaliyeed ee jecel barashada Diinta Islaamka iyo Quraanka Kariim lagu war galinayaa in Machadka Damaj Islamic Online oo horey looga bartay waxbarasho tayadeeda lagu tanaaday hada kusoo kordhiyay waxbarasho Online ah.

Machadka Damaj Islamic Online ayaana kuu suurto galiyay in aad wax barato goob kasta oo dunida ka joogto adiga oo ku sugan gurigaaga, xafiiskaaga iyo goob kasta aad joogto, waxa uuna machadka wax kugu barayaa qaab Online ah.

Casharada Dugsiga ka baran karto waxaa kamid ah

Quraanka kariimka ah
Higaad
Ducooyin
(adkaar)
Axaadiis
Tafsiirka quraanka
Siiro
Luuqda carabiga
Fiqhi
Waxii Faah faahin ah kala xidhiidh WhatsApp , Viber iyo Skype Numbaradam
+252633240932
+252634615390

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -