Saturday, May 18, 2024

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed

Waxaa maanta barqadii qarax gaarigiisa loogu soo xiray ku geeriyooday askari katirsanaa ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland, qaraxan ayaana ka dhacay magaalada Kismaayo ee...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay maqaayada Suweys (Sawirro)

Weerar ismiidaamin ah uu fuliyay nin waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa ka dhacay maqayaad kutaala magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur...

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo faah faahino kasoo baxaya

Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay gaari nuuciisu ahaa Kaarib oo ay wateen ciidamo katirsan taraafikada, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro...

Taliska ciidamada Booliiska Baladweyne oo Amaro cusub soo rogay (Akhriso Wareegto)

Taliska ciidamada booliiska magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amaro cusub oo ku socda darawalada Gaadiidka xamuulka qaada iyo kuwa wata...

Puntland oo baaq ku aadan Shirka Afisiyooni u dirtay Madaxweyne Farmaajo

Xili dowlada federaalka Soomaaliya shaacisay in uu bur buray fashilna kusoo dhamaaday shirkii Madaxda DF iyo kuwa maamul goboleedyada uga socday Teendhada Afisiyooni, ayaa...

Amaanka Doorashada Soomaaliya oo si hoose loogu wareegay Ra’isul Wasaare Rooble

Warqad Wasaarada arimaha dibadda Xukuumada Soomaaliya u dirtay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in amaanka doorashada Soomaaliya uu hogaaminayo Ra'isul Wasaare...

Dowlada Soomaaliya oo Qoraal xasaasi ah u dirtay Golaha Amaanka ee Q/M

Wasaarada arimaha dibadda Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa qoraal jawaab u ah hadal ay golaha amaanka ka sheegtay March 31 u dirtay Madaxweynaha Golaha Ammaanka...

Madaxtooyada Puntland oo si adag u beenisay Hadal kasoo yeeray Duqa Muqdisho

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa si adag u beenisay hadal la sheegay in uu kasoo yeeray Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish...

Madaxweyne Deni oo aad u dhibsaday Ereyo kasoo yeeray Wasiir Cusmaan Dubbe

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si weyn u dhibsaday ugana carooday kalmada ''Jid iyo Jaho Diid'' uu dhawaan u adeegsaday Madaxda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs