Friday, May 10, 2024

Puntland & Jubbaland oo War wadajir ah ka soo saaray shirkii Afisiyooni (Akhriso)

Waxaa maanta dhamaaday shirkii hordhaca ahaa ee Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada mudada saddexda cisho ah uga socday magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayey ajendaha...

(Akhriso) Qodobada lagu heshiiyey shirkii Afisiyooni & kuwa lagu kala booday

Waxaa maanta guuldaro ku dhamaaday shirkii hordhaca ahaa ee Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada mudada saddexda cisho ah uga socday magaalada Muqdisho kaasoo looga...

Wasiiro ka tirsan Puntland & Jubbaland oo beeniyey inuu fashilmay shirkii Afisiyooni

Wasiiro ka tirsan Puntland iyo Jubaland, oo si wadajir ah shir jaraaid ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa jawaab ka bixiyay war ka soo yeeray...

Xog dheeri ah oo laga helay sababihii horseeday fashilka Shirkii Afisiyooni

Waxaa guul darro kusoo dhamaaday shir mudda sedax maalin ah socday oo ujeedadiisu aheyd in looga heshiiyo ajandaha shirka weyn ee arrimaha doorashada, kadib...

Dowlada Somalia oo War ka soo saartay fashilka ku yimid Shirkii Afisiyooni (Akhriso)

Xukuumada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay fashilka ku shirkii mudada saddexda cisho ah uga socday teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho madaxda DF iyo...

Shirkii Afisiyooni oo fashilmay & Wasiir Dubbe oo eedeeyey Deni iyo Axmed Madoobe

Shirkii hordhaca ahaa ee Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee ka socday Afisyoone ayaa fashilmay ka dib markii la isku mari waayey qodobo...

Maxaad kala socotaa tillaabooyinka uu Farmaajo u qaaday xukun dheereysiga? (Akhriso)

Farmaajo oo ku guul darreystay inuu dalka gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah, sidoo kalana awoodi waayay inuu hannaankii doorashadii dadbaneyd ee horay loo...

Dowladii ugu horeesay oo Carab ah oo hirgalisay warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka

Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa noqotay dowladii ugu horeesay oo Carab ah oo dalkeeda ka hirgalisa warshad laga dhaliyo tamarta Nukliyeerka, waxaana Imaaraadka mudo sanado...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs