Friday, April 26, 2024

Ciidamada Gor Gor ee ku sugan Muqdisho oo Howlgal loo diyaariyay (Daawo Sawirada)

Xerada Damaanyo ee magaalada Muqdisho waxaa ku xareesan ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya gaar ahaan kuwa Turkiga tababaray ee Gor Gor, ciidankan ayaana dowlada u...

Xildhibaano laga mamnuucay fadhiya Baarlamaanka oo jawaab adag bixiyay

Gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray kaga mamnuucay in shan kulan ay yeelanayaan Xildhibaanada golaha shacabka kasoo qeyb galaan...

Ciidamada Danab oo howlgal ku dilay sargaal katirsan Al Shabaab (Daawo Sawirada)

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen tuulo hoostaga deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose waxa ay ku dileen sargaal...

15 Xildhibaan oo laga mamnuucay fadhiyada Golaha shacabka Somalia (Magacyada)

Ilo ku dhow dhow Guddoonka Golaha Shacabka ayaa Allbanaadir Online u sheegay in Guddoomiye Max'ed Mursal uu saxiixay qoraal ku saabsan in illaa  15...

Laftagareen oo 3 qodob oo Muhiim ah kala hadlay danjire Kate Foster (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa la kulmay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster. Madaxweyne...

Gen. Ismaaciil Axmed Ismaaciil oo geeriyooday & Farmaajo oo ka tacsiyadeeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed...

Midowga Musharixiinta oo ka hadlay waxyaabihii ka dhacay Golaha shacabka

Midowga Musharixiinta ayaa mar kale ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo inuu gadaal ka riixayo muddo kororsi sharci daro ah, iyagoo ka digay cawaaqibka ka dhalan...

(Daawo Sawirro) Maxay tahay heyadda cusub ee uu daahfuray Raisul Wasaare Rooble?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo ka shaqeyn doonta hubinta tayada, ilaalinta badeecadaha iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs