Monday, April 29, 2024

Dowlada Somalia oo sheegtay in dalka la keenayo qeybtii labaad ee talaalka COVID-19

Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka karona Feyrus oo ay...

Madaxweyne aan weli xilka loo dhaarin oo ka badbaaday afgembi (Daawo Sawirro)

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha cusub ee Niger ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan isku day afgembi oo xilka looga tuuri rabay madaxweynaha dhawaan ku guuleystay doorashada...

Puntland iyo Jubbaland oo War-saxaafadeed xasaasi ah ka soo saaray Muqdisho (Akhriso)

Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Puntland oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa soo saaray War-saxaafadeed wadajir ah oo ay kaga hadlayaan kulamadii ay la...

Qaar kamid ah Madaxda maamul Goboleedyada oo Muqdisho kulan ku yeeshay (Sawirro)

Waxaa maanta kulan qado ah magaalada Muqdisho ku yeeshay qaar kamid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jiray gaar ahaan Madaxda maamulada Dowlada federaalka...

Xil ka qaadis maanta lagu sameeyay Cabdi Maxamed Rodol (Akhriso Digreeto)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Maareeyihii hore ee Hay'adda Duulista iyo Madaarada Somaliland isagoona mid kale...

Wararkii Ugu Dambeeyay kulankii Golaha Shacabka iyo Xildhibaanada oo meel mariyay …

Waxaa goordhaw xarunta Golaha shacabka ay ku shiraan ka furmay shir ay leeyihiin Xildhibaanada golaha shacabka, waxaana shirkan Gudoominaya Gudoomiyaha golaha Maxamed Mursan Sheekh. Kulanka...

Xildhibaanadii laga mamnuucay kulamada Golaha shacabka oo laga celiyay Isgoosyada …

Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ee dhawaan Gudoomiye Maxamed Mursal ka mamnuucay kulamada Baarlamaanka ayaa laga celiyay qaar kamid ah isgoosyada laga ilaaliyo...

Farmaajo oo la sheegay in Sabab layaab leh darteed saakay u amray in la...

Waxaa saakay inta badan xiran wadooyinka muhiimka ah ee kuyaala magaalada Muqdisho, waxaana wadooyinka qaar gaar ahaan kuwa gala Madaxtooyada Soomaaliya lasoo dhigay ciidamo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs