Saturday, May 18, 2024

Lix Senator oo horey loo sii ogaa oo goordhaw kusoo baxay Doorashadii Galmudug

Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo...

Dhagey iyo Dhagdheer oo mar kale kamid noqday Aqalka Sare kadib markii loo tanaasulay

Waxaa goordhaw doorashada natiijadeeda lasii ogyahay ee ka socota  Dhuusomareeb mar kale loo doortay in ay kamid noqdaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Senator...

Caro xoogan oo ka dhalatay Bahdil loo geestay Diblumaasi Cabdiraxmaan Ibraahim

Dowlada Nageria ayaa si weyn uga carootay bahdil iyo xadgudub ciidamada amaanka dowlada Indonesia u geesteen Diblumaasi Cabdiraxmaan Ibraahim oo ka shaqeeya qunsuliyadda ay...

Senatorkii ugu horeeyay oo lagu doortay Dhuusomareeb iyo Tanaasulkii oo bilowday

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ka bilaabatay doorashada Musharaxiinta u taagan kamid noqoshada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Baarlamaanka federaalka...

Baarlamaanka Galmudug oo ka laabtay Qodob shalay soo saareen kadib Cabasho ka timid Murashaxiin

Waxaa daqiiqado kadib la filayaa in Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug guda galaan doorashada lix Xubnood oo kamid noqonaya Senatarada Aqalka Sare ku matali doona...

Sii Akhriso Magacyada Lixda Senator ee maanta lagu dooran doono Dhuusomareeb

Waxaa goordhaw la filayaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug si rasmi ah uga bilaabato doorashada lix Senator oo Galmudug uga mid...

Xildhibaanada Galmudug oon ku qanacsaneyn lacago la siiyay iyo Musharaxiinta Aqalka Sare oo…

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ka dhacdo doorashada Lix Senator oo kamid noqonaya Xubnaha Aqalka Sare ku...

AMISOM oo ka hadashay Dadkii shacabka ahaa ee Ciidankeeda ku laayeen Golweyn

Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ayaa lagu eedeeyay in daraad dad shacab ah ku laayeen deegaanka Goolweyn ee kuyaala Duleedka Shalambood kadib markii ciidamada weerar...

Madaxweyne Erdogan oo Telfoon kula hadlay Madaxweyne Geelle iyo Madax kale

Madaxweynah Turkiga, Rajab Dayib Erdogan waxa uu Khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxweynayasha dalalka Jabuuti, Nigeria, Senegal iyo Georgia. Hoggaamiyayaashaasi waxay ka wada hadleen Arrimaha Gobalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs