Saturday, May 4, 2024

Laftagareen oo soo saaray liiska musharaxiinta Aqalka sare, kana reebay.. (Akhriso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya ku metelaya maamulkiisa. Liiska ayaa ka...

Madaxweyne Farmaajo oo tababar usoo xiray Saraakiil ka qalin jabisay Turksom (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii...

Raisul Wasaare Rooble oo fariin ku aadan Doorashada u diray Madaxda Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo isaga wefdigiisu dalka dib ugu soo laabteen ayaa ka warbixiyay shirkii uu uga qeyb galay magaalada...

Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street

Laba shaqaale oo ka shaqeynayay markab shidaal oo ay maamusho shirkad uu leeyahay ganacsade caan ah oo Israeli ah ayaa lagu dilay xeebaha Cumaan,...

Olole cusub oo ka b ilowday Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya (Sawirro)

Waxaa maanta qeybo kamid ah Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka bilowday olole cusub oo dhis beeris ah oo lagu doonayo in lagu...

Dagaal goordhaw ka dhacay xaafad katirsan Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw Suuqa Balka ee xaafada Juungal ee degmada Yaqshiid ka dhacay dagaal khasaare geestay oo u dhaxeeyay ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya . Sida...

Joogtaynta AMISOM Soo Maaha Dib Ha Loo Dhigo Hanaqaadka Xoogga Dalka Soomaaliyeed?

Madaxweynaha Kenya oo hoggaaminayo wafdi ballaaran ayaa maalintii Talaadada July 27, 2021 tegay magaalada London. Inkastoo ujeeddada safarka saddexda maalmood ee Uhuru Kenyatta uu...

Axmed Madoobe oo si weyn loogu cambaareeyay Talaabo uu shalay qaaday

Madaxweynaha Jubbaland ayaa cambaareyn xoogan kala kulmay baraha bulshada kadib markii lasoo galiyay Facebooka Sawiradda isaga oo daah furaya tartanka kubada cagta kooxaha heerka...

Wefdi sare oo ka socda Taliban oo gaaray Shiinaha lana kulmay Madax sare (Sawirro)

Wefdi heer sare ah oo ka socda kooxda Taliban ee ka dagaalanta dalka Afganistan ayaa gaaray dalka Shiinaha, waxaana wefdigan wadahadal la yeesheen masuuliyiin...

Odayaasha Koonfur Galbeed oo Shuruudo ku xiray in Doorasho ka dhacdo Deegaanadooda

Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed kuwooda ugu caansan ayaa shuruudo adag ku xiray in doorashada Aqalka sare iyo Aqalka hoose...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs