(Sawirro) Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi uu horkacayo Dr. Johane Carlson

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayey Wakiilka Gaarka ah...

Go’aan ka soo baxay Kulan dhexmaray Rooble & Guddiga doorashada (Sawirro)

Xubno ka mid ah Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan layeeshay Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka...

(Sawirro) Dowlada Somalia oo dalab culus hordhigtay hey’adaha Maalgashiga dalka Kuwait

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Arbaco ah, kula kulmay Caasimadda Kuwait ee dalka Kuwait madaxda...

Axmed Madoobe oo deg deg uga jawaabay dalab ka yimid Guddiga doorashada Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo gudbiyey musharaxa lagu badalayo Cali Maxamed Cali oo iskii uga haray ka qayb galka tartanka kuraasta...

Dowlad ka tirsan Afrika oo qabatay daroogadii ugu badneyd taariikhda (Sawirro)

Dowladda dalka Senegal, ayaa qabatey daroogadii uggu badneyn abid ay la wareegaan, taasoo ah nooca loo yaqaano Cocaine. Dalkan ayaa dhaca dhanka galbeed ee qaaradda...

Axmed Madoobe oo lagu celiyey mid ka mid ah Musharaxiintii uu u Magacaabay Aqalka...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam inuu soo badalo Cali Maxamed Cali oo...

Facebook oo maalmaha soo socda Magaca laga bedelayo iyo ujeedada ka dambeysa

Maalmaha soo socda Facebook ayaa yeelan doonaa magac cusub oo aan ahayn Facebook waxaana sababta lagu sheegay dib u casriyeyn. Shirkadda Facebook ayaa sanadihii ugu...

Rooble oo si kulul uga hadlay falkii ay saaka ku dhaqaaqeen kooxda Al-Shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyey falkii saaka Al-shabaab ay ku gubeen duleedka degmada Waajid ee gobolka Bakool raashin...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs