Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay oo War Wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa si wadajir ah war uga soo saaray xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka gaar ahaan abaaraha ka jira...

Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!

Kamala Harris oo ah Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo mudo daqiiqado kooban ah Madaxweyne ka noqota dalka Mareykanka gacantana...

Guddiga Doorashada Galmudug oo Shaaciyay Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Golaha Shacabka

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa shanta kursi ee ugu horeeya ee doorashadeeda...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Caawa Fariin u diray Qaar kamid ah Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed, Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka...

Guddiga Doorashada oo shaaciyay 11-kursi oo dhawaan la dooranayo (Akhriso)

Guddiga maamulka Doorashada (SEIT) ee heer Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa caawa shaaciyay qabashada 11- kursi oo katirsan kuraasta Gollaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka. Qoraalka...

Isbaacsiga Reer Galbeedka iyo Shiinaha oo Xasillooni Darro Ka Abuuraya Geeska Afrika !

Tartanka quwadaha waaweyn ay ugu jiraan hanashada kheyraadka dabiiciga ee ceegaaga Afrika, ayaa saldhig u ah khilaafka iyo colaadda aan dhammaadka la’heyn, taasoo galaafatay...

Guddiga Doorashada oo War Cusub soo saaray Baaqna u diray maamulada qaar

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer federaal ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay bogaadiyeen guddiyada doorashooyinka Somaliland iyo Galmudug oo guda galay Doorashada kuraasta Gollaha...

Qorshaha Amniga Muqdisho oo la diyaariyay xili amaanka magaalada faraha kasii baxayo

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya, waxaana maalmahan magaalada kusoo kordhay falal amaan daro oo isugu jira qaraxyo, Dilal qorsheesan...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay Suuq kuyaala Bardaale

Wararka ka imaanaya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta halkaasi ka dhacay qarax xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs