Miisaaniyada sanadka 2022 ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la ansixiyey (Sawirro)

Golaha wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta kulankooda todobadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulkaas ee sanadka 2022 Miisaaniyadan oo gaaraysa $30,000,000 oo...

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta...

Midowga Musharaxiinta oo war kasoo saaray Shirka uu ku baaqay Ra’isul Wasaare Rooble

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa goordhaw war qoraal ah ay soo saareen waxa ay ku taageereen kuna soo dhaweeyeen shirka golaha wadatashiga qaran ee...

Beesha Caalamka oo War kasoo saaray Xiisada ka taagan Doorashada iyo Kulanka Golaha Wadatashiga

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay saaxiibada beesha caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay qabashada shirka gollaha wadatashiga Qaran ee looga arinsanayo khilaafka...

Taliska PSF oo shaaciyay in ay bur burtay xabad joojintii dagaalka Boosaaso

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada PSF ee dagaalka kula jira ciidamada kale ee Puntland ayaa lagu sheegay in ay bur burtay...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyadda dil qorsheesan oo ka dhacay Muqdisho

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay xaafada Kurdamac ee degmada Dayniile ku dilay sargaal katirsanaa ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka howlgala wasaaradda...

Madaxtooyada Puntland oo ka hadashay Dagaalka Boosaaso Eedeyna u jeedisay Diyaano

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland qoraal goordhaw kasoo baxay looga hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Puntland ee  ka amar qaata Madaxweyne Deni iyo Ciidamada PSF...

Bushaaro: Dugsiga Daarul qura’aan Online oo fursad qaaliya u haya Qurba joogta  iyo Caruurtooda

WhatsApp: +252633815456 Dugsiga Daarul Qura'aan Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta Soomaaliyeed iyo caruurtooda , meelkasta oo ay kaga nool...

Wasiirka Gaashaandhiga oo War cusub kasoo saaray Guddiga Baarista uu magacaabay

Taliyaha ciidanka Badda Soomaaliya  Gen. Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa dhawaan eedeyn dad badan layaab ku noqotay Warbaahinta usoo marsiiyay Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya, isaga oo...

Farmaajo oo ka Xumaaday Falal fool xun oo ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo Taliyeyaasha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs