Xildhibaano katirsan labada Aqal oo saakay qaatay Shahaadada Xildhibaannimo (Sawirro)

Guddiga doorashada heer federaal ayaa saakay oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadada Xildhibaanada la siinayo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee lagu...

Hirshabelle oo War ka soo saartay go’aankii lagu joojiyey kursiga loo doortay Fahad Yaasiin

Madaxtooyada dowlad goboleedka Hirshabelle qoraal kasoo baxay ayaa looga hadlay go'aankii guddiga doorashada heer fedeeaal liiska xildhibaanada labada aqal ay shaaciyeen uga reebeen Fahad...

Gobolo iyo Degaano ka tirsan Soomaaliya oo aan beri laga soomeynin

Degaano ka tirsan Soomaaliya ayaa la filayaa inaan beri laga soomin xili caawa dowlada Somalia ay shaacisay in beri ay tahay maalinta 1aad ee...

Farmaajo oo ka hadlay Dabkii caawa ka kacay Suuqa Hargeysa, baaqna u diray Soomaalida

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka murugaysan khasaaraha dabkii caawa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle ugu...

Koonfur Galbeed oo si adag uga hor timid go’aankii kasoo baxay guddiga Doorashada

Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay go'aankii kasoo baxay guddiga doorashada heer federaal ee lagu laayay natiijada saddex kursi...

Todobo Musharax oo isku diiwaangeliyay doorashada 2 kursi oo beri la dooranayo (Sawirro)

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed ee Hirshabelle ayaa caawa diiwaangeliyay todobo musharax oo ku tartami doona labada kursi ee tirsigoodu yahay HOP#019 iyo...

Bisha Ramadaan oo laga arkay Somalia iyo Wasaarada Diinta oo ka hadashay

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee xukuumadad federaalka Soomaaliya ayaa war ay goordhaw soo saartay ku shaacisay in bisha Ramadaan laga arkay deegaan katirsan...

Xoghayaha guud ee Gollaha Shacabka oo Wargelin u diray Xildhibaanada la diiwaangelinayo

Guddiga hirgelinta doorashada heer federaal ayaa shaaciyay in beri oo sabti ah ay bilaabaneyso diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka...

Suuqa Weyn ee Magaalada Hargeysa oo Dab xoogan ka kacay

Dab xoogan oo geestay khasaaro badan oo maaliyaeed ayaa ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargeysa, waxaana socda dadaalo xoogan oo lagu daminayo dabka...

Mid kamid ah Dowladaha Islaamka oo shaaciyay in beri aysan soon u aheyn

Golaha Cilmi-baarista dalka Pakistan ee Ruet-e-Hilal ayaa sheegay in bisha barakeysan ee Ramadaan la filayo inay ka bilaabato dalkaasi  3-da bisha Abriil oo ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs