Saturday, June 15, 2024

Faah faahin kasoo baxeysa dil saakay loo geestay Nabadoon Aadan Abshir Maaddeey

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay meel aan ka fogeyn saldhiga booliiska Afgooye...

Al Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee ka...

Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari weyn oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa 17-kii bishii hore ee July ee sannadkan ka dhacay...

Nin Afrikan ah oo si arxan darro ah loogu dilay Talyaaniga iyo Carro ka...

Magaalo kutaalla dalka Talyaaniga waxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen kana carroodeen , kaddib markii nin soo galooti Afrikan ah oo u...

Madaxweyne Deni oo bedelaya go’aan uu horey ugu dhegnaa kaddib cadaadis la saaray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bilaabay kulamo siyaasadeed uu xal ugu raadinayo khilaaf kala dhaxeeya qaar badan oo kamid ah xildhibaanada...

Cali Guudlaawe oo labo sano ka dib shaaciyey Gole wasiiro ka kooban 81 xubnood...

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe ayaa magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Ku-xigeen iyo 27 Wasiiru...

Ciidanka Liyu Boolis oo soo bandhigay Maxaabiis & hub ay ka furteen Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidanka gaarka ah ee Dawlad degaanka Soomaalida oo in howlgal ay ka fuliyeen gudaha Somalia ay ku soo qabteen maxaabiis ka tirsanaa Al-shabaab iyo...

Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin iyo haweeney walaalo ahaa (Sababta)

Al-Shabaab ayaa maanta barqadii degaanka Girilleey ee gobolka Gedo ku dilay laba ruux oo walaalo ah kuwaasoo lagu eedeeyey inay u basaasayeen sirdoonka dowladda...

Faahfaahin: Weerar jidgal ah oo lagu qaaday ciidanka Kenya iyo Al-shabaab oo..

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerar jidgal ah oo Al-Shabaab ku qaaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada Kenya, kuwaasoo marayay meel...

Ruushka oo duqeyn ku dilay Milyoneer horey ugu guuleystay abaal-marino (Sawirro)

Taajir caan ah oo u dhashay Ukraine ayaa ku dhintay duqeyn xoogan oo Ruushka ka geystay magaalada koonfurta ku taalla ee Mykolaiv. Oleksiy Vadatursky, 74...

Burcad arxan daran oo nolosha ku gubay dadka badan Soddon ruux

Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan "Dahalo" ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs