Saturday, May 4, 2024

Haweeney Mareykan ah oo ganacsade Soomaaliyeed ku eedeysay inuu kufsaday

Saynisyahanad u dhalatay mareykan ah oo heysata shahaadada PhD ayaa Mulkiilaha Shirkadda Beeyada ee Asli Maydi Mr. Barkhad Xasan ku eedaysay inuu Kufsi u...

Laftagareen: “62 sano ka dib Soomaaliya waxay weli ku jirtaa gumeysi qarsoon”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa sheegay in xilligii ay Soomaaliya ka xoroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ay ahaayeen kuwo...

(Daawo) Dhaqtar uu dawo u doontay ayaa mugdi iyo rajo beel u bedelay Noloshiisa!

Muumin Axmed Ciise waa Soomaali 40 sano jir ah, Indhoole ah, kana soo jeeda qoys sabool ah, waxaana uu leeyahay Xaas iyo dhowr caruur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ( Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee...

Madaxweyne Erdogan oo shuruud cusub ku xiray dalalka Finland & Sweden (Maxaa isbedelay)

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa shuruud cusub ku xiray dalalka Finland iyo Sweden ka hor inta aaney ku biirin NATO Erdogan ayaa sheegay in...

Sidee Munaasabada 1da Luulyo looga dabaal degay Magaalada Garowe? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay xarunta Madaxtooyada kaga qeybgalay munaasabadda 1-da Luulyo oo la xusayo sannad guuradii 62-aad ee kasoo...

(Akhriso) Madaxweynihii hore ee dalka Farmaajo oo fariin u diray shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray fariin ku aadan munaasabada 1-da luulyo. Farmaajo oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa...

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo War-saxafadeed soo saaray (Akhriso)

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeynaya sannadguurada 62-aad ee...

Xasan Shiikh & Masuuliyiin kale oo ka qeyb galay Munaasabada 1-da Luulyo (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen...

DAAWO TOOS: Munaasabada xuska 1-da Luulyo oo caawa ka socota Muqdisho

Xaflad balaaran oo lagu maamuusayo munaasabada 1-da Luulyo ayaa caawa ka socota xarunta dowlada hoose ee Muqdisho taasoo ay ka qeyb galayaan madaxda sare...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs