Waa kuma Ninka Muslimka ah ee laga yaabo inuu noqdo RW cusub ee Britain?

Nin ka soo jeeda qoys muslim ah oo ku dhashay dalka Britain waaliddiintiisuna ay ka soo jeedaan dalka Pakistan ayaa doonaya inuu qabto xilka...

Shirkadda Twitter oo hawada ka saareysa Malaayiin cinwaan iyo Sababta ka dambeysa

Maamulka shirkadda Twitter ayaa sheegay inay maalin kasta  hawada ka saarayaan in ka badan 1 milyan oo ah Akoono been abuur ah. Arrintan u muuqata...

Dowlad weyn oo u dabaaldeg u sameysay iscasilaada Ra’isul Wasaare Boris Johnson

Dowlada Ruushka ayaa u dabaaldegtay iscasilaada ra’iisal wasaaraha Ingiriiska ee xilka ka dagaya Boris Johnson. Boris Johnson, ayaa si joogta ah u taageerayey dagaalka Ukraine...

Xassan Shiikh iyo wafdigiisa oo soo gebagebeeyey booqashadii Turkiga (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo...

Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe iyo Saraakiisha ciidamada AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Jowhar ku qaabilay Taliyaha Ciidanka ATMIS Secter Five iyo Saraakiil uu  hogaaminayay. Cali Guudlaawe ayaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyay Shir arrimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaarada amniga ayaa laga dhagaystay...

Muuse Biixi oo Cafis Madaxweyne u fidiyay in ka badan 500- oo maxaabiis ah...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-900/072022, waxa uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman...

Madaxweyne Laftagareen oo Amaan iyo Boggaadin u jeediyay golihiisa Wasiirada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan Warbixin looga...

Heshiis horumarineed oo haldoorka Soomaalida dhexdooda laga dhigo ayaa hortebin u leh dowladda cusub

Sida aynu la wada soconno, dalku waxa uu soo maray dhowr sano oo aan qatar u galnay inuu dalku dib ugu noqdo waqtigii adkaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs