Saturday, May 4, 2024

Midowga Musharaxiinta oo kala fur furtay iyo Olole cusub oo ka bilowday Muqdisho

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ay ku mideesnaayeen qaar kamid ah musharaxiinta ugu saameynta badan ee u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliiya ayaa hada bilaabay...

Digniino laga bixiyey roobab dabeylo wata oo ka bilowday xeebaha Bariga Afrika

Khubadarada saadaasha hawada ayaa ka digaya dabeylo xoogan oo laga cabsi qabo in a ku dhuftaan deegaano ka tirsan Bariga Afrika laga bilaabo maanta...

Al Shabaab oo weerar xooggan oo qaraxyo ku bilowday Saakay ku qaaday degmada Balcad

Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay weerar xooggan oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah waxa ay ku qaadeen qeybo kamid ah degmada Balcad...

Digniino laga bixiyey telefono dibeda ka soo waca dadka oo laga hadal hayo Muqdisho

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay lambaro dibadda ah oo maalmahan dambe soo wacaya telefoonada ay heystaan dadka ku...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Masuuliyiin katirsan dowlada Imaaraadka (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulamo muhiima la qaatay masuuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga Imaaraadka, Rugta gancsiga...

Bankiga IBS oo Muqdisho kusoo Bandhigey adeeg Cusub (Daawo Sawirada)

Munaasabad lagu soo bandhigayey Adeeg Cusub  oo uu soo Kordhiyey Bankiga Caalamiga ah ee IBS (Intenational Bank  Somalia kaasoo loogu Magacdarey IBS Online Bank  ayaa...

Dowladda Sweden oo War kulul kasoo saartay Falkii lagu gubay Kutaabka Qur’aanka

Dowladda Sweden ayaa markii ugu horeesay si rasmi ah uga hadashay falkii foosha xumaa ee lagu gubay Qur’aanka Kariimka, falkan oo ka dhacay isbuucii...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada weerar ka dhacay gudaha dalka Kenya

War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in masuul ka ahaayeen qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso ah oo lala eegtay ciidamada booliiska...

Nin Hubeesan oo dil iyo dhaawac ka geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Ciidanka booliska ee ka howlgala deegaanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay nin burcad hubeesan oo xirnaa dareeska milatariga Soomaaliya, kaa oo...

Siyaasi ku xanuunsaday biyaha webi wasaqoobay oo uu Shacabkiisa rabay inay ka cabaan!

Siyaasi ku nool oo – si uu bulshadiisa ugu muujiyo in webi deegaankiisa mara aanu fadaro ‘wasaq’ ahayn – kaas oo koob biyo kasoo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs