Monday, April 29, 2024

Gudoomiye Yuusuf Dabageed oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Waare

Waxaa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed). Khilaafka u dhaxeeya...

Michael Nithavrianakis iyo wafdi la socday oo gaaray Baydhabo lana kulmay Laftagareen (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada magaalada Baydhabo ku qaabilay Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael Nithavrianakis iyo...

Qamaarka 1XBET oo Sabab u noqday ninkii xaaskiisa o uur laheyd ku gubay Muqdisho

Sheekada Dilaaga xaaskiisa gubay iyo siday wax u dhaceen ayaa waxaa ila wadaagay shaqsi ka mid ah qaraaba hoosaadka, oo iga codsaday inan magaciisa...

Itoobiya oo yeelaneysa Dayax Gacmeed iyo Abiy oo booqday xarunta lagu sameenayo (Daawo Sawirro)

Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeesay sameesaneysa Dayax gacmeed ay dooneso in ay hawada sare u dirto, waxaana sameynta dayax gacmeedkan uu hada marayaa...

Wasaaradda Difaaca oo War kasoo saartay Iska horimaadkii ka dhacay Garoonka Jowhar

Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay iska horimaad shalay galab ka dhacday Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar, kaa oo dhaxmaray ciidanka Danab...

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay in Amarka Wasaaradda Amniga ka shaqeyn Muqdisho

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere, oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo ay la...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Mikhail Golovanov (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay danjiraha Ruushka u qaabilsan Soomaaliya iyo...

Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka digay in la Siyaasadeeyo cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay xaaladda dalka iyo  Cudurka halista ah ee Coronavirus oo gudaha dalka Soomaaliya ku...

Puntland oo ka xumaatay Haramcad yar oo ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin Haramcad yar oo ku dhintay magaalada Gaalkacyo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs