Saturday, May 18, 2024

(Akhriso) Digniino laga bixiyey khatar ku soo wajahan qaar ka mid ah gobolada dalka

Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara daadad ama fatahaado ka...

Ganacsato Soomaali ah oo xalay loo geystay dil, dhaawac iyo boob

Rag Burcad ah ayaa dalka Koonfur Afrika xalay Saqdii dhexe ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida ganacsiga ku heysata dalkaas iyagoo...

Gudoomiye Yariisow oo baraha bulshada ku Weeraray Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsame Joodax oo hore u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Banaadir xiligii...

Ra’isul Wasaare Xamse oo xariga ka jaray xarunta keydka Qaranka ee Daawada (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo...

Maamulka Gobolka Gedo oo si adag uga hor yimid Qorshe maamulka Jubbaland wadaan

Maamul goboleedka Jubbaland uu hoggaamiyo Sheekh Axmed Madoobe ayaa dadaal badan ugu jira sidii mar kale gacanta maamulkooda loogu soo celin lahaa gobolka Gedo...

War murtiyeed ka soo baxay Beesha caalamka oo lagu taageeray hal abuurka RW Khayre...

Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika,  Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kkhayre ee dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo qorshaha...

Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo dhexmaray Wakiilka QM ee Somalia & danjiraha...

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Michael Keating ayaa kulan xasaasi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi...

Taliye Shub oo shaqada ciidanka ka eryay 32 askari kana hadlay Sababta keentay

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in aan loo dul qaadan karin in ciidanka dowladda, gaar ahaan kuwa Asluubta ka...

FARXAD MISE KHATAR AAMUSAN..?! (Soomaaliya iyo Maalmaha Ciida)

Dalkan inuu yahay Dal dadkiisa Rabshad (Violent) lagu barbaariyo waxaad ku fahmi kartaa sawirka hoos idinkaga muuqda. Caruurteena Soomaaliyeed maalinta Ciidda waxa ugu badan ay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs