(Akhriso) Digniino laga bixiyey khatar ku soo wajahan qaar ka mid ah gobolada dalka

Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara daadad ama fatahaado ka dhalankara roobka xilliga Gu’ga oo ka curtay qeybo kamid ah dalka.

Hay’adda Maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗴𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗛𝗮𝗹𝗶𝘀-𝘄𝗮𝗱𝗮𝗿𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara daadad ama fatahaado ka dhalankara roobka xilliga Gu’ga oo ka curtay qeybo kamid ah dalka, In kastoo la saadaalinayo in ay roobabkaasi noqonayaan kuwo xaddi ahaan ka hooseeyndoona intii xilliga Gu’ga la heli jiray.

Waxay saadaashu  𝗿𝗼𝗼𝗯𝗸𝗮 𝘅𝗶𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗚𝘂’𝗴𝗮 todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca labaad ee Bisha May ( 10ka – 17da) 2023ka muujinaysaa Toddobaadkan 𝗶𝗻 𝗿𝗼𝗼𝗯 𝘅𝗼𝗼𝗴𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗱𝗶’𝗜 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗾𝗮𝗮𝗿 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 gobollada dalka Sida: 𝗕𝗮𝗿𝗶, 𝗡𝘂𝗴𝗮𝗮𝗹 𝗶𝘆𝗼 𝗠𝘂𝗱𝘂𝗴 𝘀𝗶𝗱𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆𝘀𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗵𝗲𝗹𝗶𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗼𝗼𝗯𝗮𝗯 𝗳𝗶𝗶𝗰𝗮𝗻 𝗼𝗼 𝗰𝗮𝗯𝗶𝗿𝗸𝗼𝗼𝗱𝘂 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆𝗼 𝟱𝟬 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮 𝟭𝟱𝟬 (𝗺𝗺).

Sidoo kale saadaashu ayaa muujinaysa 𝗶𝗻 𝗗𝗲𝗴𝗺𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗮𝗵 gobollada: 𝗧𝗼𝗴𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿, 𝗦𝗼𝗼𝗹, 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴, 𝗚𝗮𝗹𝗴𝗮𝗱𝘂𝘂𝗱, 𝗦𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗮𝗱𝗮-𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲, 𝗦𝗵𝗮𝗯𝗲𝗲𝗹𝗮𝗱𝗮-𝗗𝗵𝗮𝘅𝗲, 𝗕𝗮𝘆, 𝗝𝘂𝗯𝗮𝗱𝗮-𝗛𝗼𝗼𝘀𝗲, 𝗝𝘂𝗯𝗮𝗱𝗮-𝗗𝗵𝗮𝘅𝗲 iyo qeybo kamid ah 𝗱𝗲𝗴𝗺𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗕𝗮𝗻𝗮𝗮 saadaashu sheegayso in ay helidoonaan roobab fiican oo cabirkooddu u dhaxeeyo 𝟭𝟬 𝗶𝗹𝗮𝗮 𝟰𝟬 𝗺𝗺.

𝗛𝗮𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗗𝗠𝗔 Waxa ay si adag ugu digaysaa dhamaan bulshada ku nool gobollada kor ku xusan iyo Wabiga hareerihiisa in ay aad uga feejignadaan saameynta roobku ku yeelan karo naftooda iyo Hantidoodaba.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -