Friday, April 26, 2024

Gudoonka labada aqal oo la kulmay Wafdigii uu horkacayey Hakan Çavuşoğlu (Daawo Sawirro)

Guddoonka labadda aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay wafdi uu hoggaaminaayey Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Turkiga Hakan Çavuşoğlu oo boosaho ku yimid...

Qatar oo qaaday talaabo dharbaaxo ku ah dalalkii carbeed ee xiriirka u jaray

Dowlada Qatar ayaa amar ku bixisay in badeecadaha ay soo saaraan dalalka Sucuudiga, Imaaraat-ka, Baxrayn iyo Masar ee lagu iibinayo dukaamada waawayn ee dalkeeda...

Shiinaha ballanqaadyo muhiim ah u sameeyay maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir  Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay safiirka dowlada Shiinaha...

Puntland oo Dowlada federaalka maanta ku wareejisay Maxaabiis ku xirneed Garawe

Munaasabad Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa Dowlad Goboleedka Puntland ay Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug...

Wadooyinka magaalada Muqdisho oo saakay xiran iyo Ciidamo badan oo lasoo dhoobay

Wadooyinka muhiimka ah ee kuyaalla magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, waxaana wadooyinkaasi lasoo dhoobay ciidamo badan oo wata gaadiidka dagaalka kuwaa ammaanka caasimada adkeenaya. Ciidamada...

Somaliland oo sii deysay weriyeyaal ku xirnaa xabsiga Magaalada Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa Xabsiga magaalada Hargeysa ka sii daayay labo weriye oo horraantii bishii Abriil lagu xiray magaaladaas Maxamed Cabdi Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed Xuseen...

Aas Aaska Ciidanka Booliiska Somaliland oo maanta si weyn loo xusay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka Booliska Somaliland...

FBI-da Mareykanka oo baaritaan ku sammeysay qasri uu leeyahay Donald Trump

Hay'adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baaris ku sameeyeen qasri weyn oo uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump. Madaxwaynihii hore ee...

Gudoonka Golaha Shacabka BFS oo beeniyey warqad lagu faafiyey baraha bulshada

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu beeninayaa warqad saacidihii lasoo dhaafay baraha bulshada lagu baahinayay. Warqada ayaa sheegeysay in Guddoonka golaha Shacabka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs