Friday, April 26, 2024

Puntland oo ka hor timid hanaanka Bixinta Qandaraaska Shidaalka Somalia (Akhriso)

Puntland ayaa si cad uga hor timid hanaanka Bixinta Qandaraaska Shidaalka Soomaaliya, waxayna ku sifeysay talaabooyinka ay qaadayaan guddi gaar ah oo la magacaabay...

Diyaarad Rakaab siday oo Goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom 

Diyaarad nuuca rakaabka qaada ayaa lagu soo waramayaa in goordhaw ku bur burtay magaalada Semirom ee bartamaha dalka Iiraan, waxaana diyaaradan saarnaa rakaab gaaraya...

Milateriga qabsaday xukunka Gabon oo talaabo qaaday, ka dib cadaadis la saaray

Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Gabon Ali Bongo Ondimba, oo xabsi guri ku jiray tan iyo markii xilka laga tuuray todobaadkii hore ayaa xor...

Weerar gaari lagu jiirsiyey dad badan oo ka dhacay Magaalada Volkmarsen (Sawirro)

Nin gaari watay ayaa jiirsiiyey dadweyne isugu tagay munaasabad ka socotay magaalada Volkmarsen ee dalka Jarmalka,. Sida ay booliska sheegeen ugu yaraan 10 ruux ayaa...

Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled oo lagu kordhiyey qeybo cusub & qalab casri ah...

Isbitaalka taqasusiga ah ee Guled oo ka mid ah Isbitaalada ugu waaweyn, uguna casrisan Magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Somalia ayaa waxaa lagu soo...

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey dalka ee COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya,  Fowsiya Abiikar Nuur, oo caawa ka war bixisay xaaladda Caabuqa COVID-19 ee dalka, ayaa sheegtay...

Kenya oo kordhisay qiimaha lacagta lagu qaato kaarka aqoonsiga iyo Baasaboorka

Dowladda Kenya ayaa kordhisay qiimaha muwaadiniinta dalkaasi ay ku qaadan karaan  kaararka aqoonsiga waddanka iyo sidoo kale qaadashada baasaboorka, waxaana durba lacagtan la kordhiyay...

Axmed Madoobe: “Waxaan ka digeynaa in la qabto doorasho hal dhinac ah”

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka diggay in dalkani ka dhacdo doorasho hal dhinac ah. Axmed...

Wadahadalkii Masar & Itoobiya ee biyaha webiga Nile oo fashilmay & Xiisad ka dhalatay

Madaxweynaha Dowlada Masar Abdulfatah Al sisi ayaa si adag u sheegay in Dowladiisu ay difaacanayso Xuquuqdeeda Biyaha wabiga Nile-ka, islamrkaasina ay qaadayaan talaabooyin Qaanuuni...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs