Madaxweyne Qoor Qoor oo xaalku ku xun yahay Labo darana mid dooro ay heesato...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xiligan wajahaya cadaadis xoogan oo kaga imaanaya dhinacyo kala duwan taa oo halis galineysa...

Faah Faahino kasoo baxaya Ganacsade caan ah oo lagu dilay magaalada Kismaayo

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa xalay fiidkii magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay ku dileen Ganacsade caan ah oo sidoo...

Qoyska walaalo lagu dilay Muqdisho oo shuruud adag ku xiray in la aaso

Qoyska laba walaallo ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa dalbaday cadaalad, waxayna go’aansadeen inaan la aasin labada marxuum ee ku baxay gacanta...

Qorshaha Amniga Muqdisho oo la diyaariyay xili amaanka magaalada faraha kasii baxayo

Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya, waxaana maalmahan magaalada kusoo kordhay falal amaan daro oo isugu jira qaraxyo, Dilal qorsheesan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Jarmalka oo diiday inuu qaato talaalka AstraZeneca

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Jarmalka Seehofer ayaa diiday inuu qaato talaalka AtsraZeneca. Arrintaasi waxay ka timid ka dib markii uu Wasiirka Caafimaadka Jens Spahn ka...

Aadan Madoobe oo la kulmay Xubno katirsan Golaha Wakiillada Mareykanka (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha Wakiilada...

Wasaarada Caafimaadka oo shaacisay dadkii ugu badnaa ee ka bogsaday COVID-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

Madaxweynaha Puntland oo Xerada Xalane kula kulmay Staffan Tillander (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hotelka uu ka degan yahay xerada Xalane ku qaabilay safiirka dalka Sweden u jooga Soomaaliya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs