Saturday, May 18, 2024

DEG DEG: Dowladda Somalia oo beenisay Warar laga faafiyey ciidamo tababar u jooga Eritreya

Xukuumada Somalia ayaa caawa si adag u beenisay warar illaa xalay ay baahinayeen warbaahinta gudaha qaarkood iyo  baraha bulshada kuwaasoo sheegayey in ciidamo ka...

Kenya oo talaabo kale u qaaday sidii ay Somalia uga joojin laheyd dacwada Badda

Kenya ayaa sheegtay in arrinta khilaafka badda lagu daray Ajendaha golaha amaanka ee QM, ayna doonayaan in golaha Ammaanka soo farageliyaan badda ay leedahay...

Faah Faahino kasoo baxaya Dhaawac loo geestay Col. Cumar Warsame Ciise

Kooxo hubeesan ayaa maanta salaadii jimcaha kadib rasaas culus ku furay  Taliyaha Saldhiga Booliska Nuur Salaad ee magaalada Boosaso Col. Cumar Warsame Ciise, xili uu...

Dowladda Sacuudiga oo qaadaysa xanibaada ka dhalatay cudurka COVID-19

Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay xanibaada ka qaadayso inta badan magaalooyinka dalkaas, gaar ahaan magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina. Amar kasoo baxay Boqor...

Baarlamanka Somalia oo xarun KMG loo dhisayo & naqshadeeda oo la soo bandhigay (Daawo...

Guddoomiyaha baarlamanka Somalia Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Masuuliyiinta Shirkadda dhismaha iyo Horumarinta ee TIKA oo uu wehliyo Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya...

Ganacsato reer Finland ah oo maalgashi nooc cusub ah ka bilaabaya Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Ganacsato isugu jirta Soomaali...

(Sawirro) Madaxweyne Xassan Shiikh oo shir kale ka daahfuray Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa daahfuray shir heer caalami ah oo lagu midaynayo barnaamijka Wasaaradda degaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada Cagaaran iyo...

Dowlad Weyn oo Qunsul Sharafeed u fadhiya Somalia u magacawday Ganacsade Ismaaciil Gooni (Sawirro)

Madaxweynaha dalka Indonesia  Joko Widodo ayaa Qunsul sharafeed dowladiisa u fadhinaya Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho usoo magacaabay Ganacsade Ismaaciil Cabdulaahi Siyaad (Gooni) oo kamid...

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada magaalada Muqdisho iyo Cabsi wali jirta

Waxaa saakay degan xaalada Magaalada Muqdisho oo shalay ka dhaceen rabshado iyo is rasaaseyn dhax martay ciidamo kala taabacsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Midowga Musharaxiinta...

Kenya oo meel dhigatay go’aankii ay qaadan laheyd haddii Somalia loo xukumo Badda

Kenya ayaa la sheegay inay u qorsheysan tahay iney ku gacan seyrto hadii Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ICJ ay Somalia u xukunto badda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs