Qatar oo la sheegay in dowlada Somalia ku Qasbeyso In ay xeriirka u Jarto...

Dowladda Qatar ayaa si weyn ugu ololeyneysa in ay Soomaaliya jarto xeriirkii kala dhaxeeyay muddo sanado ah dowladda Imaaradka waxaana arintaasi ay abuuri kartaa...

Axmed Karaash oo la kulmay qoyskii uu ka baxay marxuum Cali Khaliif Galeyr (Sawirro)

Ku-Simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ku qaabilay Muqdisho qoyskii alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore...

Ciidamada Dowladda oo dilay Xubno katirsan Al Shabaab hub iyo gaarina soo qabtay (Sawirro)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa dilay xubno la sheegay in ay katirsanaayeen Al Shabaab...

Bankiga dhexe ee Somalia oo shacabka uga digay Shirkadaha Forex (Akhriso)

Bankiga dhexe ee Somalia ayaa uga digay shacabka Soomaaliyeed iney ka fogaadaan maalgeshiga shirkadaha sarifka online-ka ah ee Forex oo mudooyinkan ku soo badanayey...

Munaasabad xalay ka dhacday Villa Somalia & Farmaajo oo ka qeyb galay (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa...

Xulka Croatia oo u gudbay wareega 8 dhamaadka iyo Xulka Japan oo..(Sawirro)

Xulka Croatia ayaa u soo baxay wareega 8 dhamaadka ee koobka aduunka ka dib markii ay ay 3-1 rioorayaal ah kaga badisay Japan. Waqtiga 90ka...

Al Shabaab oo shaacisay Sababta ay u toogteen Yaasiin Maxamuud Cumar

Xarakada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxa ay xukun dil ah kula fulisay nin ay ku eedeeyeen...

Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada gobolka Sh/hoose oo qarax lagu dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Sh/hoose  Cumar Maxamed Cilmi (Carabey) ayaa lagu dilay degmada Afgooye sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir oo magacaabay guddi 13 xubnood ka kooban

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay guddi ka shaqeynaya munaasabada uu xilka ugu wareejinayo Guddoomiyaha cusub ee bedelaya. Guddigan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs