Monday, April 29, 2024

Qoor Qoor oo guddoomiyay Shir looga arrinsanayay howlgal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa guddoomiyay shir xasaasi ah oo looga haayay oo arrimo kala duwan. Shirkan ayaa diirada lagu saaray...

Xamse Barre oo kulamo kula yeeshay New York madax ka tirsan caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ku sugan magalada New York ayaa kulan kulan gaar ah kula yeeshay xarunta...

(Sawirro) Sidee Axmed Madoobe loogu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb?

Waxaa goor dhaweyd magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaaray Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmad Madoobe) oo ka soo duulay Magaalada...

Ciidamada Dowlada oo gacanta ku dhigay Caruur Al Shabaab askareeyeen (Daawo Sawirada)

Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya gacanta kusoo dhigeen caruur kooxda Al Shabaab  si qasab ah ku...

Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo kulan xog wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta ….

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka...

Kenya oo hadal ka soo saartay Wararka sheegaya in dalkeeda lagu arkay Ebola

Ka dib markii baaritaan lagu sameeyay haweeney iyo dad kale oo lagu tuhmay iney qaadeen cudurka Ebola ayaa dowlada Kenya waxay shaacisay in cudurkan...

Gaari ay la socdeen koox arday ah oo goor dhow lagu rasaaseeyey Muqdisho

Gaari ay la socdeen koox arday ah ayaa rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhaawac ka soo gaaray dhowr ka mid ah ardayda. Falkan...

Dowlada Soomaaliya oo Xil u magacawday Fanaanka Caanka ah ee Nimcaan Hilaac

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka warfaafinta Xukuumada Soomaaliya, Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa loogu ogolaaday fanaanka caanka ah ee Nimcaan Hilaac in...

Xildhibaan goor dhow la dilay & faahfaahino dheeri ah ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow ku dilay Magaalada Gaalkacyo xildhibaan ka tirsan baarlamanka dowlad goboleedka Puntland. Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Daahir ayaa daqiiqado ka hor waxaa...

Daawo Sawirada: Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho oo Turkiga loo qaaday

Waxaa goordhaw diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka duushay diyaarad milatari oo dowlada Turkiga Turkiga usoo dirtay Soomaaliya, waxa ayna diyaaradan qaaday qaar...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs