Jawaari oo markii ugu horeysay ka hadlay iscasilaadiisa iyo sababta ka dambeysa

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si rasmi ah u xaqiijiyey inuu go'aansaday inuu xilka iska casilo. “Waxaan idin xaqiijinayaa inaan iska casilay...

Kulan Deg Deg ah oo xiligan ka socda Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Warar goordhaw aan ka helnay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulan deg deg ah xiligan Madaxtooyada Soomaaliya uga socdo Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'isul...

Mid ka mid ah Jidadkii ugu burburka badnaa Muqdisho oo laami cusub la saaray...

Wadada Muhiimka ee isku xirta isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda howlo dib u dhis ah iyadoo laami cusubna...

Markaad Akhriso Tusaalooyinkan waxaad ogaan doontaa halka uu Jawaari ku dambeyn doono !!

Burburki kadib, dowladihi dalka soo maray waxaa ka dhashay Isbedello iyo khilaafaad siyaasadeed, hayeeshee dhacda kasta waxbaa laga baranayay. waxyaabihi ugu muhiimsanaa ee laga...

(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyey Doxa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Dooxa ee caasimadda Qatar, halkaas oo ay uga...

Al-Shabaab oo war ka soo saartay qaraxii lagu hoobtay ee galabta ka dhacay Muqdisho

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax xoogan oo galabta ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan ka soo horjeedka hotel Weheliye. Gaari...

Weerar nooc cusub ah oo lala beegsaday haweenka Nadaafada G/Banaadir qaarkood (Sawirro)

Haween ka shaqeynayay Nadaafada degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho ayaa lagu buufiyay wax loo maleynayo Sun. Weerarkan ayaa waxaa geystay rag watay Gaari noociisu ahaa...

Iska hor imaad xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw iska hor imaad xoogan oo u dhaxeeyay ciidamo la sheegay in ay kawada tirsan yihiin dowlada Soomaaliya uu ka dhacay xaafada Siliga...

Jawaari iyo Muudey oo caawa fariimo iska horjeeda u kala diray Xildhibaanada Baarlamanka

Guddoomiyaha xilka baneynaya ee Baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari iyo ku-xigeenkiisa koowaad C/wali Ibraahim Muudey ayaa caawa fariimo iska soo horjeeda u kala diray...

(Daawo Sawirro) Faahfaahino ka soo baxaya qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho & khasaaraha ka...

Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan qarax weyn oo galabta ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan agagaarka hotelka caanka ah...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs