Friday, May 17, 2024

Jidka ugu sahlan ee loo mari karo Midowga ama kala go’a Somalia & Somaliland..!

Dowladda Soomaaliya, dowladaha deriska, iyo kuwa caalamka inta aan la soo abaabulin shirka waxey madaxda Somaliland si mutuxan ugu sheegeen wadahadalku inuu ku saleysan...

Gaadiidkii Imaaraadku ku wareejiyey Maamulka Jubbaland oo Su’aalo laga keenay

Gudoomiye ku-xigeenkii hore ee maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali, kana tirsan xubnaha sida weyn u taageersan madaxweynihii hore ee dalka Farmaajo ayaa su'aal...

Ciidanka Danab oo burburiyey fariisimo Al-Shabaab ku lahaayen Cali Yabaal (Sawirro)

Ciidanka Kumaandoska Danab ee Xoogga dalka ayaa sheeay iney howlgal qorsheysan ku burburiyeen fariisimo al shabaab ku lahayeen degaanka Cali Yabaal oo hoostaga degmada...

Labo Shaqo oo Muhiim ah oo ka Banaan Shirkada Korontada ee Blue Sky

Shirkada Korontada Blue Sky Energy ayaa soo bandhigtay Shaqooyin ka banaan shirkadaasi si ay uga faa'iideestaan dadka aqoonta leh ee dalka jooga un asoo...

Al Shabaab oo Bayaan kasoo saartay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

Xarakada Al Shabaab ayaa durba sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo barqadii maanta ka dhacay Koontarool laga ilaaliyo Madaxtooyada Soomaaliya oo kuyaala agagaarka Isgooska...

Madaxweyne Guudlaawe oo arrimo Xasaasi ah kala hadlay Mohamed El-Amine (Sawirro)

Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed El-Amine Souef. Madaxweynaha...

Kenya oo Mamnuuceysa in Xiriir Jaceyl iyo mid guur uu dhax maro raga iyo...

Dowlada Kenya ayaa ayaa wada qorsho ay ku dooneyso  in ay ku mamnuucdo in xiriir jaceyl ku saleesan iyo mid guur uu dhax maro...

Dowlada Iiran oo ku hanjabtay in Xirayso Gacanka Hormuz iyo Sababta keentay

Dowlada Iiran ayaa ku hanjabtay in ay xireyso gacanka Hormuz hadii Iiran laga hor istaago in shidaalkeeda u dhoofiso qaar kamid ah Wadamada Caalamka...

Ra’isul Wasaare Xamse oo xaliyay Tabashooyin ay qabeen madax katirsan Galmudug iyo Jubbaland

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xaliyay tabashooyin ay ka qabeen magacaabista golaha wasiirada madaxweyne kuxigeenada maamulada Jubbaland iyo Galmudug. Labada Madaxweyne kuxigeen...

Taliye Indha-qarshe oo gaaray Kismaayo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) iyo saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Waxaa Garoonka dayuuradaha Kismaayo ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs