Monday, April 29, 2024

Xubnaha soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta HOP257 & HOP260 oo la diwaangeliyay (Sawirro)

Guddiga maamulka Doorashada ee Kuraasta gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa maanta diiwaangeliyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta sumadoodu tahay HOP257...

Ra’isul Wasaare Rooble oo si adag uga hadlay Weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si kulul u cambaareeyay weerar hoobiyaal ah oo maanta lagu qaaday xarunta KMG ee Gollaha...

Maxkamad la soo taagay nin ku eedeysan Daacish iyo inuu dilal geystay (Daawo Sawirro)

Dhageysiga Dacwada nin ka tirsan Kooxda Daacish oo falal dilal ah ka fuliyey magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso ayaa manata la soo gebagebeeyey, iyadoo la...

Madaxweyne Putin oo si adag uga hadlay Gantaalo casri ah oo Mareykanka siiyay dalka…

Dowladda Mareykanka ayaa ugu deeqday dalka Ukraine gantaalo iyo hub kale oo casri ah, si ay isaga difaacaan ciidamada Ruushka ee dagaalka adag kala...

(Sawirro) Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Somalia oo ansixiyey sharci Muhiim ah

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha...

Gudoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafadaka Doorashada oo Goordhaw geeriyooday

Waxaa goordhaw Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada heer Federaal C/llaahi Abyan Nuur oo maalmihii lasoo dhaafay...

Faahfaahin ka soo baxeysa weerar ka dhacay xaafada Xamar-Jadiid ee Magaalada Muqdisho

Isniin 20 april 2015- Sheekh Cabdikariin Xussen ayaa ka warbixiyey weerarkii lagu qaadey isaga fiidnimadii Khamiistii la soo dhaafey. Sheekha waxuu sheegay inuu asaga...

Xog: Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Magaalada Doha (Sawirro)

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ah Talaado booqasho rasmi ah oo dhowr...

Yamamoto oon ka qeyb galeyn Kulanka Farmaajo iyo Beesha Caalamka iyo Sababta Keentay

Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku waramaya in Wakiilo katirsan Beesha Caalamka  ku sugan yihiin Villa Soomaaliya ayna kulan la qaadanayaan...

Ciidamo gadoodsan oo xirtay jidka u baxa Gegida dayuuradaha Boosaaso

Ciidamo gadoodsan ayaa maanta xirtay jidka garoonka dayuuradaha Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kuwaasoo xanibay isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Wararka ayaa sheegaya in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs