Tuesday, May 7, 2024

Deni oo deg deg ugu laabtay Garowe, soona saaray amar ka dhan ah shirka...

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Garoowe ka dib muddo labo bilood ah oo uu safar ugu maqnaa dibeda. Deni ayaa...

Maxamed Ibraahim Nuur oo la wareegay xilkii dhawaan loo magacaabay (Sawirro)

Munaasabad ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xogayihii hore ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane C/risaaq Xuseen Aden waxa uu si rasmi...

(Sawirro) Xildhibaan ku jees jeesay Muslimiintii lagu laayey New Zealand oo si xun loo...

Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka dalka Australia ayaa si jees jees ah uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay dalka New Zealand ee lagu laayey...

Fadeexad lasoo daristay Andrew Cuomo iyo Madaxweyne Biden oo ugu baaqay in uu is...

Guddoomiyaha gobolka New York Andrew Cuomo, ayaa waxaa lasoo darsay fadeexad xun oo sababtay in lagu cadaadiyo in xilka baneeyo, waxaana fadeexada masuulkan lasoo...

Wafdi ka socda Wasaarada Difaaca dalka Qadar oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saakay magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda Wasaarada difaacada dalka Qadar, waxaana wafdigan garoonka kusoo dhaweeyay Masuuliyiin iyo saraakiil katirsan Ciidanka Milatariga...

Nin Oday ah oo Sabab layaab leh u helay Xaj Bilaash ah iyo hadal...

Nin oday ah oo u dhashay dalka Pakistan ayaa si weyn caan u noqday hadal heyn badana ka abuuray baraha bulshada, kaddib markii muuqaal...

Musharixiinta K/Galbeed oo walaac ka muujiyey arrin la xiriirta shirka Baydhabo (Akhriso)

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa qoraal ay wadajir soo saareen waxay  walaac xoogan kaga muujiyeen Amniga goobta lagu qabanayo Shirka dib u heshiisiinta...

Q/Midoobay oo si kulul u cambaareysay fal ay ku kaceen ciidamada Israel

Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa  bayaan uu soo saaray ku dhaleeceeyay kolonyo gargaar oo Qaramada Midoobay ah oo rasaas lagu soo riday...

Ciidankii ku sugnaa Kontrolkii lagu xabadeeyey Xassan Shiikh oo la bedelay (Sawirro)

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo suga ammaanka geeyay barihii hubinta ee ciidanka Asluubtu ka joogeen Waddada hormarta kawaanka Malayga Xamar weyne, Maxkamadaha, Xabsiga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs