Saturday, May 4, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay munaasabadda Ciidda Carafo, shacabkana hambalyo u diray

adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo kulan gaar ah la qaatay Anita Kiki Gbeho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlaawe Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.   Madaxweynaha...

Jen. Biixi oo faahfaahin ka bixiyey weerar Al-shabaab looga dilay 40 dagaalyahan

Ciidanka Dowladda ayaa weerar culus ku qaaday lana wareegay deegaanka Beer-faarax oo dhaca waqooyi galbeed Degmada Xarardheere ee Koonfurta Gobolka Mudug halkaasoo ay haysteen...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Safiir loo magacaabay iyo Wasiirro macsalaameeyay

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Dr Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) loo magacaabay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka...

Axmed Madoobe oo digniin adag siiyey Shaqaalaha iyo Ciidamada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada maamulkaas waxaana Warbixino lagaga dhagaystay qaar kamid ah Wasaaradaha...

Laftagareen oo digniin culus siiyey beelaha ku dagaalamaya Wanle-weyn

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa ka hadlay Colaadda ka socota Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Cabdicasiis ayaa...

Sacuudiga oo xabsi dheer ku xukumay imaamkii hore ee Xaramka Maka

Maxkamad ku taalla Sacuudiga ayaa 10 sano oo xarig ah ku xukuntay Imaamkii hore ee Masjidka xaramka ee magaalada Makka Sheekh Saalax Al-Daalib. Maxkamadda Racfaanka...

Hormuud Salaam Foundation oo daahfurtay Barnaamijka Taakuleynta iyo Afurinta Dadka Danta yar (Sawirro)

Munaasabad Lagu daah furayay Mashruuca Hay'ada Hormuud Salaam Foundation ee taakuleynta iyo afurinta bisha barakeysan ee ramadaan Ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka iyo masuuliyiin kale (Sawirro)

Magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa kusii qul qulaya madax hore iyo siyaasiyiin kala duwan, kuwaa oo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweynaha...

Trump oo ka soo muuqday Maxkamad & 37 dacwadood oo loo heysto (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla magaalada Miami ee gobolka Flordia, isagoo wajahaya 37 dacwadood ah oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs