Thursday, May 2, 2024

Wasiir isir naceyb ku tilmaamay dhibaatadii loo geystay Ciyaartoyda K/Galbeed

Wasiirka dhalinyrada iyo isboortiga ee Maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim Cali Aadan (Najax) ayaa si yaab leh uga hadlay falkii shalay lagu dhaawacay ciyaartoy ka...

Cali Jeyte oo xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab

Maamulka gobol Hiiraan ayaa xanibaad ku soo rogay goobo ay joogaan kooxda Al-Shabaab kuwaasoo ku yaalla jiinka webiga Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan mudane Cali Jeeyte Cismaan...

Madax ka qeybgashay Salaada Janaasada Marxuum Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Garoonka Kubada Cagta ee Mire Awaare kaga qayb galay Saalada Jinaasada...

Caruus la dilay xili la joogay xaflada Arooskiisa iyo Farxadoo oo Murugo isku bedeshay...

Dhacdo argagax iyo murugo badan reebtay ayaa ka dhacday dalka Sudan, kadib markii nin caruus ahaa si lama filaan ah ugu geeriyooday goobtii ay...

Gabar ninkii ay Jecleyd ku dhax guursatay Isbitaal iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)

Warbaahinta caalamka ayaa aad u hadal heysa aroos lamaane is jecel ku dhigteen gudaha isbitaal kuyaala magaalada Kirundo ee waqooyiga dalka Burundi, kadib markii lamaanahan...

Puntland oo War ka soo saartay Nabadoon lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed C/raxmaan Dhabancad ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid alle ha u naxariistee Nabaddoon Cabdiqani...

Sababaha Fashilka Somalia: Siyaasadda Somaliweyn 4.5 iyo Nidaamka Fadaraalka

Somalia waxaa loola jeedaa dhulkii iyo dadkii Somaliyeed ee dalka Talyaanigu gumaysanjiray kana xoroobay 1dii July, 1960. Laga soo bilaabo rididii kelitaliyihii Somalia, Janaraal...

Al Shabaab oo dib ula wareegtay Deegaanno jab xooggan horey loogu gaarsiiyay

Kooxda Al Shabaab ayaa saakay dib ula wareegtay deegaanno bilooyin kahor laga saaray oo kuyaalla duleedka degmada Mahaday ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, sida ay...

Masuuliyiin katirsan Somaliland oo Markab Dushiisa shir uga qeyb galay (Daawo Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka JSomaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa kormeer iyo booqasho ugu tegay Markab kamida kuwa Ilaalada...

Abiy Axmed oo laga Duubay Cod sir ah iyo Dowlada Itooiya oo War kasoo...

Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ka hadlay cod uu muuqday in laga soo duubay Abiy Axmed oo sheegayay in geeri uu ka xigo in...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs