Monday, May 20, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

C/raxmaan C/shakuur oo la geeyay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Waxaa goordhaw xarunta Maxkamada gobolka Banaadir la geeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xeer ilaalinta dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeesay dambiyo kala duwan. Maxkamada waxaa...

Maxaad kala socotaa habka cusub uu u shaqeyn doono Booliiska Soomaaliya ?

Hiigsiga Dowladda Soomaaliya ay ka leedahay Ciidamadeeda Booliska waa inla abuuro adeeg Booliis oo awood leh islamarkaasna heybad iyo sharaf leh, kuwaasi oo hubin...

Somalia: Refugees pressured to leave Dadaab return to insecurity, drought and hunger

Thousands of Somali refugees who were pressured into leaving the Dadaab camp in Kenya are now facing drought, starvation and renewed displacement in Somalia,...

Baarlamaanka Uganda oo Ansaxiyay Sharci dan weyn ay ugu jirto Yoweri Museveni 

Baarlamaanka dalka Uganda ayaa si aqlabiyad leh u ansaxiyay wax ka badal lagu sameeyay dastuurka dalkaasi gaar ahaan sharci xadidayay da'da Musharaxiinta u tartameysa...

Maraykanka oo qoranaya magacyada dadka kasoo horjeeda go’aankiisa Qudus iyo Trump oo u hanjabay...

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay diiwaangashan doonto shaqsiyaadka iyo dalalka kasoo horjeedsada go'aanka ay ka gaartay arrimaha Qudus. Hadalkan ayaa waxa uu soo baxay...

Somalis faced ‘inhumane’ abuse on US deportation flight

More than 90 Somali men and women were subjected to "inhumane conditions and egregious abuse" on a failed deportation flight that lasted nearly 48...

Somali lawmakers seek to impeach president amid political crisis

Some Somali lawmakers said on Wednesday they plan to impeach the president in a mounting political crisis that could put the fledgling government on...

C/raxmaan C/shakuur oo goor dhow laga sii daayey Xabsiga iyo Wararkii ugu dambeeyey

C/raxmaan C/shakuur oo ah siyaasi mucaarad ah oo u xirnaa muddo 3 cisho ah dowlada Somalia ayaa warar goor dhow oo saqdii dhexe ee...

Kulamo looga hadlayo sii deynta C/raxmaan C/shakuur oo caawa ka socda Muqdisho

Iyadoo maalinta ah beri loo balansan yahay mar kale Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo u xiran dowlada Somalia ayaa waxaa caawa ka socda magaalada Muqdisho...

FBI-da Maraykanka oo weerartay dugsi Quraan iyo arday & Macalimiin xabsiga lagu guray

Saraakiil ka tirsan sirdoonka Maraykanka oo ay la socdeen Booliska Kenya ayaa galay madarasad lagu barto Quraanka oo ku taalla Magaalada Mombasa ee dalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs