Wasaarada Warfaafinta oo si kulul u beenisay eedeymo loo jeediyey DF (Akhriso)

Wasaaradda Warfaafinta Xukuumada Somalia ayaa ka jawaabtay eedeyn qaar ka mid ah ururada saxaafadda dalku ay u soo jeediyeen dowladda Soomaaliya, taasoo ku aadan xad gudubyo loo geystay saxafiyiin iyo warbaahino ka howlgala dalka.

Eedeyntan loo jeediyey DF ayaa lagu soo beegay xili shalay oo taariikhdu aheyd 3-da bishii May laga xusay dunida maalinta caalamiga ah ee xoriyada hadalka.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Wasaarada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -