Saturday, April 27, 2024

Hey’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo shaacisay Warbixin ka farxisey dowlada Somalia

Warbixin ay soo saartay Hey'adda Lacagta aduunka (IMF) ayay ku sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay dib u eegista labaad ee wajiga afaraad ee Barnaamijka...

Madaxda Somalia, Itoobiya & Eritreya oo dhisanaya urur cusub (War-Murtiyeed+Sawirro)

Madaxda Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan in la aasaasao Iskaashiga...

Villa Somalia oo War ka soo saartay kulanka Saddex geesoodka ah ee ka furmaya...

WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Asmara ee dalka Ereteriya kaga qayb-gelaya kulan Madaxeed ku saabsan Iskaashiga Saddex Geesoodka ah...

RW Abiy Ahmed oo gaaray Asmara & Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gaaray xalay magaalada Asmara ee dalka Eritrea halkaasoo si diiran loogu soo dhowweynayo. Abiy ayaa kulan la qaatay xalay...

Nabadoon caan ah oo caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Waxaa caawa fiidnimadii lagu dilay Magaalada Muqdisho ALLAHA u naxariistee Nabadoon C/risaaq Yuusuf Siicow (Sheebal) oo ka tirsanaa waxgaradka beelaha Soomaaliyeed. Marxuumka ayaa la sheegay...

Guddoomiye Mursal & wafdi uu horkacayo oo gaaray dalka Purkina Faso (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Dalka Purkina Faso waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Ouagadougou (Wagadhugu) ee...

Xukuumada Somalia oo amar ka soo saartay xaruntii hore ee Isbitaalka Deva (Sawirro)

Amar kasoo baxay ra’isul wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa xaruntii hore ee Isbitaalka Deva loo aqoonsaday inay noqoto qeyb ka mid xarumaha gurmad...

Taliska Booliska Somalia oo taliyeyaal cusub u Magacaabay Saddex degmo (Akhriso)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Cabdi Xasan Max'ed Xijaar ayaa Taliyeyaal Boolis u Magacaabay Saldhigyada Booliska Degmooyin ka tirsan Gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Mudug. Wareegto...

Kulan Saddex geesood ah oo dhexmaraya Madaxda Itoobiya, Somalia iyo Eritrea

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyay inuu Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea kula kulmi doono magaalada Asmara dhowaan. Abiy Ahmed oo hadalka ku sheegay qoraal...

Maamulka Puntland oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Wasiir Goodax (Akhriso)

Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs