Golaha Wasiirrada Somalia oo ka dooday labo qodob oo xasaasi ah (Daawo Sawirro)
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee hantida qaranka iyo hannaanka saxiixyada...
Taliska ciidamada Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyey howlgal ka dhacay degaanka Mubaarak
Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa sheegay in iyagoo taageero siinaya kuwa dowlada ay 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay degaanka Mubaarak ee...
Garsoorayaal lagu hor dhaariyey guddoomiyaha Maxkamada sare (Daawo Sawirro)
Munaasabad ka dhacday maanta Xarunta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu dhaariyay Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan is ku shaandhayn lagu sameeyay.
Munaasabaddan...
Saraakiil katirsan Milatariga Soomaaliya oo loo qaaday Turkiga (Daawo Sawirada)
Saraakiil katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu qaaday dalka Turkiga, waxaana saraakiishan garoonka Aadan Cadde kusii sagootiyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya.
Diyaarad milatari oo...
Qeyb Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Casilay Guddoomiye Gacal (Galmudug Imisa Xildhibaan ayey leedahay?!
Qeyb ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo fadhigoodu ahaa Dhuusamareeb ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey guddoomiye Cali Gacal Casir.
Doodda mooshinka looga qaadayo oo...
Wafdi ka socda Bankiga Adduunka oo Muqdisho soo gaaray (Daawo Sawirada)
Wafdi ka socda Bankiga aduunka ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxa ayna wafdigan kulamo la qaateen Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ay ku jiraan Wasiirada...
Xildhibaano shaaciyay in xilka ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulkaasi una badan garabka Kooxda Ahlu Sunna xilka...
Dil Caawa ka dhacay Afaafka hore Masjid kuyaala magaalada Muqdisho
Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa xiligii salaada Maqrib waxa ay afaafka hore ee Masjidka Sheekh Cali Suufi ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux...
Madaxtooyada oo War kasoo saartay Shirka Madaxweyne Farmaajo uga qeyb galayo Adis Ababa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga...
Aqalka sare oo soo fara geliyey khilaafka dowlada dhexe & dowlad goboleedyada
Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia oo kulan maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen inay guddi u diri...