Wednesday, May 8, 2024

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Marxuum Ismaaciil Diiriye Gama’diid

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Geerida Wasiirkii Degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid oo goor dhoweyd caabuqa...

Wasiir ka tirsan Maamulka Puntland oo goor dhow u geeriyooday cudurka COVID-19

Wasiirkii degaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa maalmihii la soo dhaaday xanuunsanayay, ka...

Maxkamada ICJ oo diiday dalab halis ah oo Kenya ka gudbisay dacwada Badda

Maxkamada ICJ ayaa diiday dalab ka yimid Kenya oo ku jiray codsigii ugu dambeysay ee ay u dirtay maxkamadda kaasoo ay ku dooneysay in...

Saraakiil iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo duqeymo lagu dilay

Duqeymo loo malaynayo iney fuliyeen ciidamada Maraykanka oo kaashanaya kuwa DF ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay degaano ka tirsan Koonfur Galbeed iyo Jubaland Saraakiil...

Muran badeedka Kenya wado ugu dambeyn waa mid aan hureyn dagaal & qalalaase

Muran badeedka Kenya waa midaan dagaal hureyn, waxeyna taas dedejineysaa xoogeysiga muran xuduudeedka ka taagan guud ahaan geeska Afrika. Kenya waxey Soomaaliya ka maageysaa meel...

Ilhan Cumar oo ku guuleysatay wareeg doorasho cusub oo ka dhacday Maraykanka

Ilhan Cumar ayaa ku guulaysatay wareegga koowaad ee codbixinta isreereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku...

Booliska Muqdisho oo caawa dil iyo xarig u geystay askar dhac geysaneysay

Booliska DF ayaa caawa ka fuliyey Magaalada Muqdisho howlgal lagu dilay rag ku lebisan dareyska ciidamada oo dhac geysanayey. Saraakiisha ciidamada Booliska saldhiga H/wadaag ayaa...

Madaxweyne Deni oo dowlada Somalia ku eedeeyey iney dagaal hurinayso

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Deni, ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay ku lug leedahay falal sababi kara dagaal ka dhaca gudaha Somaliland. Waxaa uu...

Sidee maanta looga ciiday Magaalada Muqdisho & gobolada dalka?

Inta badan Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka Somalia ayaa maanta si isku mid ah waxaa uga socda dabaaldegyo loo sameynayo munaasabada maalinta 1aad ee...

Maamulka & bahda Allbanaadir Online oo shacabka Soomaaliyed ugu hambalyeynaya Ciidul-fitriga

Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Allbanaadir Online waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs