Thursday, May 2, 2024

Faransiiska oo ka naxay talaabo ay ku dhaqaaqeen dalalka Islaamka qaarkood (Sawirro)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay shacabka Turkiga ugu baaqay inay qaadacaan badeecadaha Faransiiska xilli ay sare u kaceyso xiisadda ka dhalatay...

Wasiirkii ugu horeeyey ee ka tirsan Xukuumada RW Rooble oo xilka la wareegay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo goobjoog ka ahaa munaasabadda xil wareejinta Wasaaradda Warfaafinta ayaa bogaadiyay shaqooyinkii uu soo...

Muxuu taliye Xijaar ku soo arkay Saldhigyada & baraha Kontrol ee Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta kormeer ku tagay saldhigayada iyo baraha koontaroolada Booliisku ka howlgalaan ee magaalada Dhusamareeb. Taliye...

Booliska Jubbaland oo howlgal raaf ah ku qaaday tagaasida Magaalada Kismaayo (Sawirro)

Booliska Kismaayo ayaa sameeyay howlgal ka dhan ah tagaasida ka shaqeeya gudaha Magaaladaas. Howlgalkan oo maanta Ciidanka Booliska ka sameeyeen xaafadaha iyo wadooyinka Kismaayo ayaa...

Jubbaland oo shaacisay natiijada baaritaanka dhacdadii degmada Ceelwaaq

Guddigii ay dhowaan Jubbaland u xil-saartay in ay baaritaan ku sameeyaan dhacdo  22-kii bishii hore  ka dhacay Deegaanka Yadho ee Degmada Ceel-waaq ee Gobalka...

Rag loo heystay weerarkii ka dhacay Xabsiga dhexe oo xukuno adag lagu riday

Weerar loo adeegsaday Bambooyin gacanta iyo Bistoolado ayaa waxa uu ka dhacay August tobankeedii sanadkan Xabsiga Dhexe ee Muqdisho. Ilaa 11-Eedeysane oo isugu jiro Ciidamada...

Xaliima Yarey oo hal qodob ku eedeeysay qaar ka md ah madaxda dowlad goboleedyada

Guddoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yarey) oo qoraal soo dhigtay barteeda twitter-ka ayaa dhaliishay xubnaha ay maamul goboleedyada intooda...

Maareeye oo eedeyntii ugu horeysay u jeediyey Xukuumada Raisul Wasaare Rooble

Wasiirka hore ee warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka, ayaa ku eedeeyay wasiirro ka tirsan Xukuumada Raisal...

Trump oo weeraray musharaxa la tartamaya Biden iyo Warbaahinta Maraykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Sabtidii isu soo baxyo ballaaran ku qabtay saddaxda gobolka ee North Carolina, Ohio iyo Wisconsin, iyadoo ninka la tartamaya...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs