Saturday, May 4, 2024

James Swan oo ka faahfaahiyey shirka Xalane iyo qaabka ay QM u abaabuleyso

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay xaaladdihii ugu dambeeyey ee Soomaaliya, sida doorashooyinka iyo khilaafka weli ka taagan arrimaha doorashooyinka Ergeyga...

Qorshe talaalka COVID-19 loogu qeybinayo deg. Muqdisho oo la soo bandhigay

Wasaarada Caafimaadka DF Somalia ayaa soo bandhigtay qorshe degmooyinka gobolka Banaadir lagu gaarsiinayo talaalka ka hortaga cudurka COVID-19 ee dalka la keenay dhowaan. Sida ka...

Madaxweynaha Maraykanka oo hanjabaad kulul u diray dhigiisa Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin uu ka qomameyn doona isku daygii ay ku doonayeen inay ku farageliyaan doorashadii...

Askar ka tirsan ciidanka DF oo haweeney iyo llmo yar ku dilay Muqdisho

Deeqo Cismaan Shire waxa ay aheyd Hooyo laheyd Uur 9-bilood ah, waxaa maanta Xaafada Saban Saban ee degmada Dayniile ku dilay labo askari oo...

Maamulka G/Banaadir oo Olole cusub ka bilaabay Iskuulada Muqdisho (Sawirro)

Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa Maanta daahfurtay Olale lagu buufinaayo iskuulada Gobolka Banaadir...

Maxkamada ICJ oo diiday codsi ka yimid Kenya iyo Somalia oo heysata fursad qaali...

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ICJ ayaa berri galab 3:00PM dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda badda Soomaaliya. Ka dib markii ay diiday maxkamaddu codsigii Kenya ee ahaa...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoor-qoor iyo xubnaha Midowga Musharaxiinta?

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho caawa casho sharaf ugu sameeyey xubnaha Midawga Musharixiinta xilka...

Dowlad ka laabatay go’aan Haweenka looga mamnuucay Xijaabka & Indha-shareerka

Dalka Srilanka ayaa sheegay inaysan qaadan doonin go’aankeedii ugu dambeeyay ee mamnuucaya xijaabka iyo indha-shareerka oo ay xirtaan haweenka Muslimiinta ah maalmo ka dib...

Maxaa ka run ah halista laga sheegayo talaalka AstraZeneca ee Somalia la keenay?

YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? Talaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca....

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs