Sunday, April 28, 2024

Cabsi soo wajahday shacabka Israel ka dib hanjabaadii ka soo yeertay Iran

Afhayeen u hadlay militariga Israa’iil ayaa Khamiistii ka hadlay walaaca ay qabaan muwaadiniinta dalkaasi ka dib markii Iran ay ku eedeysay Israa’iil inay duqeysay...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia oo saacado kooban u qabatay safiirka Itoobiya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay tallaabooyin diblomaasiyadeed oo ka dhan ah dowladda Itoobiya oo faragalin qaaran...

(Sawirro) Gudoomiye Madaale oo ka farxiyey boqolaal caruur ah oo agoon u badan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowaldda Hoose ee Xamar ku qaabilay 450 caruur...

Bariga Dhexe oo qarka u saaran dagaal balaaran ka dib weerarkii qunsuliyada Iran ee...

Weerarkii lagu qaaday qunsuliyada Iran ee Dimishiq Isniintii ayaa laga yaabaa inuu noqdo kii ugu halista badnaa ee ka dhaca meel ka baxsan Qaza...

(Sawirro) Boliska Cadaado oo gacanta ku dhigay odayaal iyo dhalinyaro ku eedeysan..

Boliiska Degmada Cadaado ayaa gacanta ku dhigay ku dhawaad 10 ruux oo masoomayaal ah ka dib howlgal ay ka sameeyeen dulleedka Degmada Cadaado ee...

Israel oo War ka soo saartay samafalayaashii ciidankeedu ku laayeen Gaza

Afhayeen u hadlay ra'iisul Wasaaraha Israa'iil ayaa Talaadadii sheegay in waddanku uu qaadayo mas'uuliyadda khaladaadkiisa, isaga oo tixraacaya dilka toddoba ka mid ah shaqaalaha...

(Sawirro) Danjire Maxamed Sheekh Isaaq oo laga gudoomay Warqadaha aqoonsiga

Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ka gudoontay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi. Munaasabadda oo ka dhacday...

Madaxweyne Biden: :Israa’iil wey ku fashilantay ilaalinta rayidka & shaqaalaha gargaarka”

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu aad uga carooday oo uu qalbi jabay ka dib markii Israa’iil ay duqeyn ku dishay 7...

Madaxweyne Xassan & wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweyey Jeddah (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu...

(Sawirro) Madaxweynaha ugu da’da yar qaarada Afrika oo xilka loo dhaariyey

Bassirou Diomaye Faye ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha Senegal, isagoo noqonaya hoggaamiyihii ugu da'da yaraa ee la soo doorto ee waddan Afrika ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs