Tuesday, May 7, 2024

Shaqaale ku safrayey Baasaboorka Somaliland oo laga celiyey Garoonka Aadan cadde

Dowlada Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde eeĀ  magaalada Muqdisho ka celisay Shaqaalo caafimaad oo ku safrayay Paasaboorka Somaliland kuna socday Kenya . Shaqaalahan oo...

Dowlada Somalia oo walaac ka muujisay rabshadaha & boobka ka socda dalka Koonfur Afrika

Dowlada Somalia ayaa walaac weyn ka muujisay rabshadaha, dhaca iyo boobka ka socda dalka Koonfur Afrika oo lagu diley dad badan oo ay ku...

Dagaal dhinaca afka ah oo ka dhex qarxay labo Wasiir oo ka tirsan Xukuumada...

Wasiiradda Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya, Khadiija Max'ed Diiriye, ayaa jawaab ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha, Xamsa Saciid Xamsa. Wasiir Xamza...

Puntland oo War ka soo saartay khilaafka hareeyey Baarlamaanka Maamulkaas

Muran ayaa ka taagan baarlamanka Puntalnd, kadib markii dhawaan la meel mariyay xeer hoosaadka baarlamanka kaasoo qodobbada qaarkood ay diideen xildhibaanada qaarkood ay sheegeen...

Dhibaato ku soo korortay Magaalada Dhuusamareeb & shacabka oo cabanaya

Xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa Waxaa soo badanayaĀ  dhaca bareerka ah ee loo geysanayo dadka guriyahooda u sii hoyanaya sida ay sheegayaan...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo la kulmay Raisul Wasaarihii hore ee dalka

Ra'isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa hoygiisa ku qaabilay xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminaayo gudoomiyaha...

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo si kulul ugu jawaabay odayaasha beesha Murusade

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka Puntland C/ladhiif Muuse Sanyare ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeeray Odayaal ka soo jeeda degmada dayniile ee...

Natiijada doorashooyinkii ka dhacay Itoobiya oo la shaaciyey iyo Xisbiga talada haya oo..

Guddiga doorashooyinka Qaranka ee dalka Itoobiya ayaa shaaciyey natiijada doorashada dalkaas ka dhacday 21-ka bishii June ee sanadkan ee loogu tartamaayey kuraasta baarlamanka. Guddiga ayaa...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs