Friday, May 17, 2024

Ruushka oo laga saaray Golaha xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay

Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ka joojiyay Ruushka xubinimadii golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay sababo la xiriira Warbixinada ku saabsan...

Dowlada Somalia oo Wakiilka Midowga Afrika u qabatay inuu 48 saac kaga baxo dalka

Xukuumada Somalia ayaa dalka ka ceyrisay wakiilkii Midowga Afrika ee Somalia danjire Francisco Madeira. "Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

Askari ka tirsan ciidanka DF oo lagu dilay duleedka Muqisho iyo ninkii fuliyey oo..

Ciidanka Booliska Somalia ayaa sheegay iney caawa toogteen nin hubeysan oo ka tirsanaa Al shabaab kaasoo dil u geystay askari ka tirsan Ciidanka dowlada...

Qarax ka dhacay Magaalada Boosaaso iyo faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya Warka ayaa intaas ku daraya...

DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa

Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney Somaliland ku wareejisay deeqdii ay ugu talo gashay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa iyo lacagihii loo fasaxay. Agaasimaha Fulinta Bankiga Dhexe...

Hirshabelle oo shaacisay doorashada saddex kursi iyo jadwalkooda (Akhriso)

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa qabashada 3 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada tahay caasimadda Hirshabelle magaalada Jowhar kuwaasoo kala ah...

Xukun adag oo lagu riday Madaxweyne dilay Madaxweynihii talada uga horeeyey

Maxkamad militari oo ku taalla dalka Burkina Faso ayaa maanta xabsi daa’in ugu xukuntay madaxweynihii hore ee dalkaas Blaise Compaore dilkii 1987-kii ee hoggaamiyihii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs