Sunday, May 19, 2024

Saraakiil lagu dilay dagaalka Dhuusaareeb iyo Maxaabiis dhaawacyo qaba oo..

Saraakiil ka tirsan ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ayaa ka mid noqday tiro dad ah oo lagu dilay dagaaladii saaka ka dhacay magaalada Dhuusamareeb...

Wararkii u dambeeyey dagaalka Dhuusamareeb iyo Khasaare ka dhashay

Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa kooxda la baxday Ahlusunna dib uga caabiyay qaybihii ay ka joogeen Xaafadaha Dhuusamareeb iyadoo rasaasta laga maqlayo...

Dagaalkii Dhuusamareeb oo sii xoogeystay iyo ciidamada ATMIS iyo kuwa Gorgor oo..

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in dagaalkii u dhexeeyey ciidamada Galmudug iyo kuwa Ahlusunna ee saaka halkaas ka qarxay uu sii...

Isbitaalka Dalmar oo xusay Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyeyaasha (Sawirro)

Munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee kalkaaliyeyaasha dunida (World nursing Day) oo beegneyd shalay oo taariikhu aheyd 12-ka May ayaa lagu qabtay xarunta...

Maamulka Dhuusamareeb oo War ka soo saaray dagaalka ka socda Magaalada

Guddoomiye ku-xigeenka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug Cabdi Xaashi ayaa sheegay iney magaalada ka saareen kooxo ka tirsan ah Ahlusunna oo uu sheegay iney...

Ahlusunna oo ka hadashay dagaalka ay ku soo qaadeen Dhuusamareeb

Kooxda la baxday Ahlusunna ayaa sheegatay iney la wareegtay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Sarkaal u hadlay kooxdaas ayaa sheegay iney soo galeen magaalada Dhuusamareeb...

Xoogaga Ahlusunna oo galay Dhuusamareeb iyo rasaas goos goos ah oo la maqlayo

Xiisad colaadeed ayay saaka ku waabariisatey Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ka dib markii qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada ay soo galeen xalay...

Guuleed oo doorashada ka haray, una tanaasulay Musharaxa C/raxmaan C/shakuur (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka baxay tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya Guuleed ayaa la sheegay inuu u tanaasulay hoggaamiyaha xisbiga Wadajir...

DEG DEG: Qalbi-dhagax oo afar sano ka dib lagu soo dhoweeyey Muqdisho (Sawirro)

Cabdikariin Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan saraakiisha Jabhada ONLF ayaa afar sano ka dib ka soo degay garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa ku...

RW Rooble oo la kulmay 16-kii Xildhibaan ee lagu soo doortay Ceelwaaq (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan casho ah la yeeshay 16-kii xildhibaan ee dhawaan lagu soo doortay degmada Ceelwaaq ee gobolka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs